19 May, 2024
2 mins read

Xafiisyada faraha badan ee ku yaala Xerada Xalane oo lagu bixiyo Karaj fara badan. (Xog ku saabsan arrintaa)

Waan is ogahay in aan Anigu Jaahil ahay ayna ii raacday Xoogaa Doqonnimo ah, waxaan filayaa in Adiguna aad iga ag Dhawdahay ama aad iga faham roontahahy. Allaah ha naga Badbaadiyo Jahliga iyo Doqonnimada isku keena raacday. Waxaan deganahay Xaafadda Wadajir oo ay dhinac uga taal Xerada Xalane. Jasiiradaa Xalane ee Darbigu ku wareegsan yahay […]

2 mins read

Prof. Yaxye Caamir : Haddii aadan Noqon karin, Libaax Xaqa raaco oo Difaaco, ha noqon Eey Baadilka raaco oo difaaca.

Adiga maxey kula tahay Shantaani? 1.Haddii aadan Noqon karin, Libaax Xaqa raaco oo Difaaco, ha noqon Eey Baadilka raaco oo difaaco. (F.S: 1aad) ( Samankaan dambe, waxaa batay kuwo Eeyaha ka qeylo badan marka ay Baadilka difaacayaan, Baranbarana ka Af gaaban marka Xaqa laga hadlo…Allah ayaan ka magan galnay kuwaa) 2. Dadka Xurta ahi, waxa […]

5 mins read

Maxaa ka run ah sawirka faafay ee lagu sheegay diyaaradaha dagaal oo ay Soomaaliya iibsatay?

Waxaa warbaahinta Soomaalida iyo baraha bulshada ku faafiyay sawiro la sheegay inay yihiin diyaarado dagaal oo ay dowladda Soomaaliya soo iibsatay. Arrinkan ayaa yimid toddobaadyo uun kadib markii uu madaxweynaha Soomaaliya ka codsaday Qaramada Midoobay in Soomaaliya laga qaado xayiraado hubka ee ugu cimriga dheer dunida ee saaran ilaa 1992dii. Wasiir dowlaha arrimaha dibeda Cali […]

5 mins read

Muxuu caalamku uga baqayaa aaladaha ku shaqeeya Garaadka Macmalka ah ee horumarsan?.

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa toddobaadkan yeeshay kulankoodii ugu horreeyey ee ku saabsan halisaha ku gedaaman horumarka xawliga ah ee farsamada casriga ah, gaar ahaan, garaadka macmalka ah ee la horumariyey, ama Artificial Intelligence. Xoghayaha Arrimaha debedda ee Britian James Cleverly oo shirguddoomiyey kulanka golaha ammaanka, maadaama uu bishan July dalkiisu hayo xilka madaxtinimada […]

1 min read

Sanad Cusub: Berri waxaa bilaabanayo Sanadka cusub ee Somalida.

Berri waxaa bilaabanayo Sanadka cusub ee Somalida “Somali Solar Clendar” Dabshid, Istun, Saneysi, Badgal iyo Nayruus. Badanaa waxa ay ku beegantahay dabayaaqada Bisha July. Berri waa Talaado. Aniguna waxaan dhaldhay Sanad Talaadaado ah, Dayrtii Balalaqda ee ka dambeeysay Gugii koomba Shillin. Istunka Afgoi waxaa la bilaabay Casriyadii dhexe ee Boqortooyadii Ajuuraan, kadibna waxaa sharciyeeyay Suldaankii […]

1 min read

Goobihii laga saaray khawaarijta oo laga billaabay dib u soo celinta adeegyadii Bulshada.

Muqdish’ Gobolka Shabeellaha dhexe degaanno ka tirsan ayaa laga bellaabay mashaariic dib loogu dhisayo Xarumihii adeegyada bulshada sigaar degaanadii laga xoreeyay khawaarijta. Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeellaha dexe oo kamid ah degannada khawaarijta laga xoreeyay ayaa dhawaan laga daahfuray mashruuc lagu dayactirayo Ceel-ka degmada ee Ceel-Siyaad oo 20-sano aan helin wax dayactir ah. Ma […]

5 mins read

Jeneraalka Soomaaliga ah ee Kenya ka badbaadiyay afgambigii 1982 oo bilad sharaf la guddoonsiiyay.

Xafiiska maamuska ee halyeeyada milatariga Kenya ayaa maamusay Janaraal Maxamuud Maxamed Barrow ee ee hawlgabka noqday. Taliyahii guud ee ciidamada Kenya, Maxamuud Maxamed Barrow ee hawlgabka noqday ayay saaxiibbadiis shaqo wadaagga ahaayeen u hibeeyeen bilad Sharaf loogu maamuusayo “shaqadii hufnayd ee uu ka soo qabtay ciidanka waxaana loo aqoonsaday halyeey.” Waxaa si weyn loogu xusuustaa […]