23 Apr, 2024
4 mins read

=Nasashada Jimcaha. Q-315=Allow eyna dhihin, Aakhiro Qofka Janno iyo Naar tuu galayo Puntland lagalama tashan

1. Naag Reer Nugaal ah ayaa Ninkeeda ku tiri: waa intee Tirada Haweenka aad shukaansatay intii aan is qabnay ee aad iga qarisay? waxa uu yiri: Lama soo koobi karo, Haweenka aan shukaansaday waxa ey la egyihiin Tirada Tinteeyda. Naagtii waa carootay, Guriga Hooyadeed ayeey Tagtay, waxa eyna Hooyadeed u sheegtay wixii dhacay. Hooyadii ayaa […]

3 mins read

Wasiirkii Kenya ee gabadh Soomaali ah waydiiyay inay Al-shabaab ka socoto oo go’aan laga gaaray.

Hoggaanka Muslimiinta Kenya ayaa sheegay in uu “madaxa usoo dhiibtay wasiirka Waxbarashada Kenya, George Magoha, uuna ka dalbaday in ay wax walba ku xukumaan, kaddib markii ay caro xoog leh ka dhalatay hadal uu ku yiri gabar Muslim ah oo Soomaali ah. Magoha ayaa isbuucii lasoo dhaafay gabadhan oo lagu magacaabo Ruqiya Buulle oo ka […]

1 min read

Warbixin: Khasaaraha ka dhashay dagaal ka dhacay Gobolka Bakool.

Dagaal culus ayaa saaka degaanka Aato ee Gobolka Bakool waxaa uu ku dhexmaray Ciidamada liyuu Boolis ee dowlad degaanka Soomaalida iyo Xubno katirsan Ururka Al-Shabaab. Dagaalka ayaa waxaa uu ka dambeeyay kadib markii Al-Shabaab ay ku qaadeen degaanka Aato weerar ku bilaawday hoobiyeyaal, waxaana dadka degaanka sheegeen in uu dhacay dagaal xoogan oo leysku adeegsaday […]

1 min read

Booliska G/Banaadir oo gacanta ku dhigay Nin Tooreey ku dilay Haweeneey.

laamaha Amniga degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa kadib howlgal ay sameeyeen waxaa u suurto gashay inay gacanta ku dhigaan Nin todobaadkaan tooreey ku dilay Haweeneey mid kalena ku dhaawacay. Dhacadadaan ayaa Maalintii talaadada aheyd ka dhacday agagaarka Iskuul Godeey ee degmada Kaaraan, waxaana dilka Haweeneyda oo lagu Magacaabi jiray Ruqiyo Sheekh Axmed & Dhaawaca […]

1 min read

Dawladda Ethiopia: ‘Diyaar baan u nahay inaanu Tigreega kula hadalno ‘meel kasta”

NAIROBI – Sarkaal sare oo ka tirsan xukuumadda dalka Ethiopia ayaa sheegay in dawladdiisu ay diyaar u tahay inay wadahadal la gasho jabhadda Tigrayga “wakhti kasta iyo meel kasta oo ay ahaatoba”, iyada oo aan wax shuruud ah lagu xidhaynin wadahadalkaas, arrintan oo ah tallaabo hore loo qaaday. Ridwaan Xuseen oo ah la taliyaha dhanka […]

1 min read

Agaasinka Waxbarashada Gobalka Banaadir oo ku dhawaaqay Natiijada Imtaxaanka Fasalka 8aad.

Agaasinka waxbarashada Gobalka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay natiijada Imtaxaanka Shahaadiga Fasalka 8aad ee sanad dugsiyeedka 2021-2022, kaas oo sanadkii saddexaad maamulka Gobalka Banaadir uu qaaday. Munaasabadda lagu dhawaaqayay Natiijada Imtaxaanka Fasalka 8aadka ee Dugsiyada Gobalka Banaadir ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Filish, Guddoomiye ku […]

1 min read

Itoobiya oo warsaxaafadeed ka soo saartay Dagaalka Al-Shabaab ay ku qaadeen Dowladda Deegaanka.

Dowladda Itoobiya ayaa markii ugu horraysay warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalkii dhawaan dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada Dowlad Deegaanka oo gacan ka helayay Ciidanka Xoogga ee Dowladda Itoobiya. Warmurtiteedka ka soo baxay dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Al-shabaab lagu gaarsiiyay Dagaalka khasaaro xooggan, walow Hoggaanka Al-Shabaab ayaa dhankooda horay u sheegay inay guulo ka […]

1 min read

Ergeyga MadaxWeynaha u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada oo la filayo in uu gaaro Kismaayo.

Wafdi uu Hoggaaminayo Ergeyga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Arrimaha Bani’aadannimada iyo gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa lagu wadaa in uu gaaro Magaalada Kismaayo oo ah Caasimadda KMG ee Dowlad Gobaleedka Jubbaland. Ergayga Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kulamo la yeesho Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbland Axmed Madaxmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo […]

1 min read

Cagjar: Waxaan jebinay qorshe ay sanad diyaarinayeen Al-Shabaab.

Madaxweynaha dawlada deegaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar oo maanta dib ugu laabatay magaalada Jigjiga kadib muddo toddobaad ah oo uu ku maqnaa furimaha dagaalka ayaa warbaahinta waraysi ku siiyay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha magaaladaasi. Cagjar ayaa sheegay in ciidanka deegaanka ay jabiyeen qorshe sanad la diyaarinayay, islamarkaana ay ku burburiyeen wax kayar saddex cisho. […]

7 mins read

Toddobo ciyaartoy oo iyagoo laga samray kusoo laabtay kubbadda kaddibna wacdaro dhigay

Hal sano ka hor, 12-kii bishii Juun ee sanadkii 2021-kii ayay ahayd markii uu Christian Eriksen miyir beelay kaddib markii xanuun dhanka wadnaha ah uu kusoo booday, waxaana garoonka looga saaray bareelle. Waxa uu ciyaartoygan si lama filaan ah istaagga uga dhacay xilli ay socotay ciyaar ay xulkiisa qaranka ee Denmar la yeesheen xulka qaranka […]