23 Apr, 2024
1 min read

Maamulka Jubbaland oo ka cawday howlgal ay ka fuliyeen Ciidamada Danab.

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan, ayaa kulan la qaatay qaar kamid ah xubnaha golaha barlamaanka Jubbaland, waxaana ay kawada hadlayeen dhacdadii ka dhacday tuulada Qudus oo qiyaas tii 65-km dhanka galbeed kaga beegan magaalada kismaayo. Howlgal ay dhawaan sameeyeen ciidamada Danab ee xoogga dalka Soomaliyeed ayaa waxaa jira cabasho soo baxaysa, tasoo […]

1 min read

Ururka IGAD oo baaq ka soo saaray xiisada u dhaxeysa Itoobiya iyo Sudan.

War-saxaafadeed ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD ayaa looga hadlay xiisada diblomaasiyadeed ee kasoo dhex cusboonaatay Dowladaha Suudaan iyo Itoobiya. Urur Goboleedka IGAD ayaa ugu baaqay labada waddan inay is xakameeyaan oo ay ka fogaadaan ficillada sii kordhin kara xiisadda iyo inay si firfircoon u raadiyaan habab diblumaasiyadeed si xal waara looga gaaro arrinta ay […]

1 min read

Dowladda Mareykanka oo sheegtay inay xoojinayso Xiriirka ay la leedahay Soomaaliya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda Mareykanka, Antony Blinken ayaa shacabka iyo Dowladda Soomaaliya ugu hambalyeeyay Munaasabada 1 Luuliyo. “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda Mareykanka, waxaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaa munaasabadda 62-aad ee Qarannimadaada. Maraykanku wuxuu taageerayaa dadaalkaaga ku aaddan dib u dhiska, kobcinta dhaqaalaha, iyo Xoojinta Nabada Soomaaliya iyo dalalka kale ee deriska la ah. […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo  xusaya sannad-guurada 62-aad ee xornimada iyo midnimada dalka, ayaa ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha oo ay wehliyeen Madaxda goleyaasha dowladda, ayaa ubax-dhigga kaddib waxa uu ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed maalinta midnimada iyo xornimada, isagoo ugu baaqay in ay ilaashadaan qarannimadooda, xoojiyaanna midnmadooda bulsho. Waxaan mar […]

1 min read

RW Xamse “Maalmaha xorriyadda waa kuwo micno iyo qiimo gaar ah ugu fadhiya shacabka Soomaaliyeed..”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamze Cabdi Barre oo ka qeyb galayay munaasabad lagu xusayay 1-dii Luulyo oo ay kasoo wareegatay 62-sano markii ay labada Gobol ee Waqooyi iyo Koonfur midoobeen, kadibna ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya, wuxuu hambalyo ku aaddan maalintaan la wadaagay dhammaan shacabka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamze ayaa sheegay in Maalmaha xorriyadda ay […]

1 min read

Xuska 1-da Luulyo oo Muqdisho lagu qabtay & Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyay.

Xalay magaalada Muqdisho, waxaa lagu qabtay munaasabadda 1-da Luulyo oo ay kasoo wareegatay 62-sano guuro, waana markii ay ka xoroobeen gobollada Koofureed ee dalka gumeystihii Talyaaniga iyo midnimdii labada gobol ee Waqooyi iyo Koonfur. Xuska Munaasabadda maalinta xorriyada ee koowda Luulyo, waxaa ka qeyb galay, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamze […]