02 May, 2024
2 mins read

Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP oo caalamka u dirtay baaq ku saabsan Soomaaliya.

New YORK — Madaxa Barnaamijka Cuntada Adduunka ee WFP ayaa Khamiistii ugu baaqday beesha caalamka inay caawimaad u diraan Soomaalida “dhibaatada iyo gaajada” ay hayso, xilli cunto yarida ay kusii baaheyso dalka. In ka badan 6.6 milyan oo qof, ama saddex meelood laba meel shacabka, ayaa la filayaa inay wajahaan xasarad cunto ama heerar gaajo […]

1 min read

Ganacsato geeriyootay xilli ay u dalxiis tegayeen hadhaaga ‘Markabkii Titanic’ oo badda gunteeda yaalla.

Ciidamada Ilaalada Xeebaha ee Maraykanka ayaa Khamiistii sheegay inay dhinteen dhammaan shantii qof ee saarnaa, gujis yar oo badda quusa, kaas oo illaa haatan aan la ogayn meel uu jaan iyo cidhib dhigay, xilli uu marayey meel u dhow hadhaaga markabkii caanka ahaa ee Titanic, oo yaalla gunta hoose ee badda. 8 Ciidamada Ilaalada Xeebaha […]

1 min read

Haweenayda Madaxda ka ah hay’adda USAID oo cambareysay kooxaha ku dagaalamaya Sudan.

Madaxa hay’adda Maraykanka u qaabilsan horumarinta caalamiga ah ee USAID ayaa cambaaraysay dhinacyada isku haya dalka Suudaan oo malaayiin qof ay u baahan yihiin gargaar balse aan la gaari karin sababo la xiriira xabbad joojinta marar badan la jebiyay. Mar ay wareysi siineysay BBC-da ,Samantha Power ayaa ugu baaqday mas’uuliyiinta rayidka ah ee Suudaan inay […]

1 min read

Kenya oo war ka soo saartay dagaalka Al-Shabaab.

Dowladda Kenya, ayaa sheegtay in ay dooneyso in ay soo afjarto weerarrada Al-shabaab ka gaystaan gudaha Kenya, isla markaana ay sidoo kale kula dagaallamayaan gudaha Soomaaliya. Wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlayay bulshada ku dhaqan deegaanka Masalani oo ka tirsan ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-Bari kenya ayaa sheegay in dowladdiisu aaney aqbali […]

1 min read

Nin faafin jiray muuqaallada gabdhaha qaaqaawan oo xabsi daa’in lagu xukumay

Wiil dhalinyaro ah oo in ka badan 100 gabdho ah u galmooday, ka dibna aflagaadeeyay ayaa lagu xukumay xabsi daa’in. Arrintan ayaa ka dhacday Nagercoil, Tamil Nadu. Ninkan dhalinyarada ah ayaa magaciisa la yiraahdaa Kashi. Kashi wuxuu uu khiyaameeyay gabdhaha yaryar, ardayda dugsiyada iyo kulliyadaha Tamil Nadu iyo Bangalore. Gabdhaha da’da yar ee uu dhibka […]

1 min read

Museveni oo sheegay in Ciidanka Uganda ee ka Hawlgala Soomaaliya loo iibinayo Diyaarado Drones. -ah

Madaxweynaha dalka Uganda Museveni ayaa sheegay in uu qorsheeynaayo sidii Ciidamada Uganda ee ku  sugan  soo soomaaliya uu ugu iibin lahaa diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drones-ka haddii aysan taageero ka heli karin la-hawlgalayaasheeda. Madaxweyne Museveni ayaa sheegay inay taageero xagga hawada ah ka rabeen Turkiga iyo Maraykanka, balse aanay waligood ka helin […]