27 Apr, 2024
1 min read

Talyaaniga oo ka dhacday doorasho ka yaabisay caalamka

Dalka Talyaaniga doorashooyin maalmahan ka socday laguna dooranayay madaxweyne cisub ayaa fashil ku dhammaaday, iyadoo baarlamaanka dalkaasi dantu bidday inay dib u doortaan madaxweynihii muddo xileedkiisu dhammaaday ee Sergio Matarella. Xisbiyada siyaasadda ayaa muddo toddobaad ah baadi goob ugu jiray qofkii bedeli lahaa, iyadoo haweeney xilal kala duwan ka soo qabatay dowladda Talyaaniga ay u […]

1 min read

Ruushka oo laga cabsi qabo In bisha soo socota uu weeraro Ukraine.

Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa uga digay madaxda Ukraine suurtogalnida dagaal uu Ruushku ku qaado dalka  Ukraine bisha Febraayo ee soo socota, xilli Mareykanku uu doonayo in kulan furan uu la qaato  golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Madaxweyne Biden oo madaxda Ukraine taleefan kula xiriiray ayaa sheegay in Ruuska ay qorsheynayaan faragalin mileteri oo […]

1 min read

Saxafi lagu dilay Pakistan

Husnain Shah oo 40 jir ah ayaa lagu dilay magaalladda Lahore ee dalkaasi, xilli uu ka baxsanayey dabley soo weerartay. Saxafiga oo ahaa Weriye Dabagalka Dembiyada waxa uu u shaqaynayey Telefishinka Capital TV, wuxuuna xubin ka ahaa Naadiga Warbaahinta ee The Lahore Press ee magaalladda Lahore. Xogaha ay duubeen Kaamerooyinka Qarsoon ee CCTV ayaa muujiyey […]