18 May, 2024
1 min read

Ninka 15-ka sano hoggaaminayay kaniisadda ee isaga iyo xertiisaba ay qaateen diinta islaamka sanadkanna xajinaya.

Ibraahim Richmond oo ahaa wadaad Kirishtaan ah oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, dhawaana qaatay diinta Islaamka, ayaa waxaa sanadkan uu kamid yahay kumanaanka muslimiinta ah ee gudanaya xajka. Richmond waxa uu islaamay saddex bilood ka hor. Kumanaan Masiixiyiin ah oo kaniisaddiisa ka tirsan ayaa raacay oo aqbalay Islaamka. Muuqaal fayras ah, kaas oo ku […]

1 min read

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in ciidamadiisu sii joogi doonaan Soomaaliya bixitaanka ATMIS kadib.

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa tilmaamay in ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya laga yaabo in ay halkaas ku sii sugnaadaan xita ka dib dhamaadka hawlgalka ATMIS. Ruto ayaa sheegay in dalalka safka hore ee Kenya, Uganda, iyo Itoobiya ay go’aansadeen in ay ka dib dhacaan muddada loo qabtay si aysan u lumin guulaha la gaaray. […]

1 min read

Dagaal culus oo weli ka socda Suudaan iyo RSF oo la wareegtay xarun ciidan.

Dagaal culus ayaa ka socda koonfurta caasimadda Suudaan ee Khartoum kaas oo u dhexeeya ciidamada iyo xoogaga taageerada degdega ah. RSF waxa ay sheegtay in ay la wareegtay xaruntii ay ku shaqeynayeen cutubyo ka tirsan booliska oo loo yaqaano Central Reserve Force. Waxa ay baraha bulshada soo dhigtay muuqaal muujinaya ciidamadeeda oo dabaaldegaya. Kadib toban […]

1 min read

Al-shabaab oo shan qof ku dilay gudaha Kenya.

NAIROBI — Shan qof ayaa la dilay Axadii kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen laba tuulo oo ka tirsan degmada Lamu ee Koonfur Bari Kenya, sida ay booliisku sheegeen. Kooxda weerarka soo qaadday ayaa sidoo kale gubay guryo iyo hanti kale oo ay burburiyeen. Booliisku waxay dhacdada ku tilmaameen “Weerar Argagixiso” oo ay ku […]

1 min read

Cidamada Wagner ee ku hanjabay afgambiga oo ku wajahan caasimada Ruushka.

Daqiiqadihii ugu dambeeyay waxaan xog sirdoon ka helnay Wasaaradda Difaaca UK. Xogta ayaa sheegeysa in qaar ka mid ah ciidamada Wagner ” ay ku sii socdaan waqooyiga Ruushka iyagoo sii maraya gobolka Vorenezh, waxayna rabaan inay tagaan Casimada Ruushka ee Moscow”. Magaalada Vorenezh waxay kutaalla kala bar inta u dhaxeyso caasimadda Moscow iyo magaalada Rostov-on-Don, […]

1 min read

Ruushka oo galay xaalad dagaal kadib markii ay isku dhaceen militariga iyo calooshood u shaqeysteyaasha Wagner.

Madaxa kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Wagner ayaa wacad ku maray inay ka takhalusi doono hoggaanka militariga Ruushka, oo uu ku eedeeyay inay weerar ku qaadeen ciidankiisa, halka dacwad oogaha guud ee Ruushku uu sheegay inay isaga ku socdo baaritaan ku saabsan ” fallaagonimo hubeysan”. “Waan sii soconaa, waxaana tagi doonaa meesha ugu dambeysa,” […]