June 16, 2023
Madaxda 7 dal oo Afrikaan ah oo u baxay soo dhex-dhexaadinta Ruushka iyo Ukraine.
Toddobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa u socdaalaya Ukraine iyo Ruushka hawlo nabadeed awgood, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka halkaas ka socda. Wafdiga ka socda Koonfur Afrika, Masar, Senegal, Kongo-Brazzaville, Comoros, Zambia, iyo Uganda ayaa Jimcaha la kulmaya Madaxweyne Volodymyr Zelensky iyo Madaxweyne Vladimir Putin Sabtida. Laakiin wakhtiga booqashadu waxay u muuqataa mid aan […]
Gabadhii ugu horaysay ee Muslin ah oo loo magcaabay garsoore heer Federaal ah oo Maraykan ah.
Golaha Senateka ee Maraykanka ayaa cod aad u yar ku ansixiyey garsoorihii ugu horreeyey ee Muslin ah ee xubin ka noqda maxkamadaha heer federaal ee dawladda Maraykanka. Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa xilkan u magcaabay Nusrat Choudhury oo ka soo jeeda dalka Bangladeshi. Nuarat ayaa xilal sare uga soo qabatay isbahaysiga u dooda xorriyadda madaniga […]
Beesha Mudulood oo warmurtiyeedka soo saartay Dagaalkii ka dhacay Baraawe.
Waxgaradka Beesha Mudulood oo Warmurtiyeed ka soo saartay dagaalkii ka dhacay magaalada Baraawe. Hadaba hadaladii laga yiri shirkaas oo cod ah iyo muuqaalba ah halkan hoose ka dhagayso:
Feysal Cali Waraabe “Ciidamada Somaliland waxay la wareegi doonaan Garoowe..”
Guddoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland Faysal Cali Waraabe ayaa si kulul uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Dani ee ahaa in Somaliland ciidankeeda ka qaado Laascaanood. Eng, Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in ciidanka Somaliland aan la qaadayn Laas-Caanood in ay sii socdaan mooyee, isla markaana hadii aan saan wax laga bedelin […]
Al-Shabaab oo sheegay inay xukun dil ah ku fulisay 5-qof.
Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa sheegtay in ay xukun dil ah ku fulisay shan qof oo kale oo lagu eedeeyay “basaasiin”, waxaana xukunkan uu ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose Khamiistii shalay, sida ay sheegtay warbaahinta ku hadasha afka Al-shabaab Shanta nin oo da’doodu u dhaxayso 28 ilaa 52 jir ayaa la toogtay. Al-Shabaab […]
Mareykanka oo sheegay in ka-ganacsiga tahriibku uu sare ugu kacay .
WASHINGTON — Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa soo saartay warbixin sanadle ah oo ay ku eegto dambiyada la xiriira tahriibka iyo ka ganacsiga dadka. Dalal badan oo markii hore xaaladdoodu ay wanaagsaneyd ayaa hadda ku biiray kuwa ugu liita dunida marka laga hadlayo arrintan, halka waddamo kalena ay kor uga soo kaceen heerkiii ay sanad kahor […]
Imtixaanaadka shahaadiga ee Somaliland oo furmaya iyo gobolka Sool oo aan qayb ka ahayn.
Waxa berri subax Jamhuuriyadda gooni isu taageeda ku dhowaaqday ee Somaliland ka bilaabmaya imtixaanaadka shahaadiga ah ee ardaydu kaga gudbaan dugsiyada dhexe iyo sare, sida ay xukumaddu sheegtay. Ardayda gobolka Sool ayaanan u fariisan doonin imtixaanaadkaasidagaalka halkaa ka socda awgii. Shaqaalihii imtixaanaadka ayaa xalay loo kala diray goobihii ay ka howl geli lahaayeen. In kabadan […]
Maxaad ka taqaanaa magaalada aysan dowladda iyo al-shabaab toona maamulin?
Deegaanka Teedaan oo kamid ah magaalooyinka ku yaalla bariga gobolka Hiiraan ee laga saaray al-shabaab 10 bilood kahor ayaan wali laga hirgalin adeegyada dawladdu bixiso sida amniga, maxkamadaha, caafimaadka iyo waxbarashada. Odayaasha deegaanka oo kaashanaya maleeshiyooyinka macawisleyda loo yaqaanno ee dagaalka kala hor yimid al-Shabaab ayaa nidaam maxalli ah u sameeyay magaalada, iyagoo ka shaqeeya […]
Nasashada Jimcaha. Q- 361=Haddii Sirtaada aad ilaalinee, Tan Dalkana ha hilmaamin ee ilaali=
1. Sirtaada Cidna hala wadaagin, Xattaa Imaamka Masaajidka. Waxaa dhici karto in khudbada Masjidka uu ku soo qaato. Akhwaan Jamaacada ka mid ah ayaa ii sheegay. Kadibna Dadku ku mala awaalaan. ( Haddii Sirtaada aad ilaalinee, Tan Dalkana ha hilmaamin ee ilaali) 2. Gaalkacyo Tubada Biyaha laga cabo ee loogu jecelyahay waa Tubada Laba xiniinyood. […]
Shiinaha oo lagu eedeeyey inuu jabsaday boqolaal hay’adood iyo wasaarado, caalamka oo dhan ah
Shirkad qaabilsan ammaanka Computer-ada oo laga leeyahay Maraykanka oo lagu magcaabo Mandiant ayaa Khamiistii sheegtay in kooxo abaabulan oo taageero ka helaya dawladda Shiinuhu inay jabsadeen aaladaha computer-ada ee boqollaal shirkadood oo caalamka oo dhan ku kala yaalla, kuwaas oo ay ku jiraan, hay’ado dawli ah iyo kuwo gaar loo leeyahay. In ku dhow 30% […]