2023
Culumada iyo waxgaradka jaaliyada Natherland oo duvor iyo allabari qabsadeen
Culumada iyo waxgaradka iyo dhalinyarada iyo uqaasha jaliyada soomalida ah ee ku dhaqan magalada Zwolle ee dalka Nederland ayaa maanta iskugu yimid xarunta jaaliyada Ay kuleyihiin magalada zwoolla. Hadaba kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid uu soo qaban qabiyay gudomiyaha jaaliyada Somaliyeed ee dalka Nederland Cabdulqadir Cali Nuune waxaana uu ahaa mid quraan aqris ah […]
Savage Terrorist-Driven Attacks Target Nomadic Pastoralists in Buqdharkeyn Village , Somaliland’s Sool Region
By: Abdisalam Rageh On November 10, 2023, allied tribal-terrorist forces affiliated with the so-called SSC-KHAATUMO clan entity launched a direct attack on the village of Buqdharkeyn in Sool region, Somaliland. The village is inhabited by nomadic pastoralists from the Habar Jeclo subtribe of the wider Isaaq tribe. The attack comes amid heightened calls for aggression […]
Article: GENEL Energy: Senior Officials Corrupt Practices Threaten Somaliland’s Oil Exploration
Article: GENEL Energy: Senior Officials Corrupt Practices Threaten Somaliland’s Oil Exploration In this article, I expose the corrupt practices of a major oil drilling company and its subcontractor in Somaliland. GENEL Energy’s representative in Somaliland, Mr. Ibrahim, and its subcontractor, ADCON, have engaged in corrupt practices that have had a negative impact on the country’s […]
Xaflad qado sharaf oo loo sameyey dhalinyarada Zwolla ku soo biirtay
waxaa maanta xaflad qado sharaf iyo soo dhaweyn ah Loo sameyay dhamaan dhalinyaro Soomaaliyeed ku soo biirtay magalada Zwolle ee wadanka Nederland. dhalintan ayaa waxaa ay noqdeen soomalidii ugu baneneyd oo qaxooti ah soo garan Zwoolla kam kuyalo lakeno dadka soo galotiga ah ee sharci lanta ah ee ku sugan kamamka. Gudoomiyaha Jaaliyada Nederland ah […]
Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Natherland oo shir loo qabtay
Waxaa xalay stichting Kardo Ay qabatay shir ay ka soo qeyb galeen dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Nederland. Waxaana ka barta iyo kuwa ka shaqeeysta wadanka oo isugu jira gabdho iyo wiilal. Hadana ujeedada shirkaas loo qabtayna waxay tahay in dhalinyarada Somaaliyeed ee wax ku bartay wadankan kuna nool siday u wada xiriiri […]
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta laga sugayo go’aanka eedeysaneyaal loo haysto musuq-maasuq.
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xukunka 11 eedeysane oo loo haysto musuq-maasuq iyo wax isdaba marin. Xubnaha eedeysanayaasha ah oo xillal kala duwan ka hayay Wasaaraddo iyo Hay’addo kuwa dawladda ah, ayaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku ku soo eedeeyay Musuq-Maasuq iyo dayacaad masuuliyadeed, been abuur dukumenti, iyo ku […]
Ciidamada ammaanka oo Fashiliyey laba Qarax oo Al-Shabaab rabeen inay soo geliyaan Guddaha Dhuusamarreeb.
Laba baabuur oo laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa saakay aroortii ku qarxay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug. Mid ka mid ah qaraxyada ayaa ka dhacay waddo aada garoonka diyaaradaha magaalada, halka kan labaad uu ka dhacay meel u dhow bar kontorool. Gaariga labaad ayaa qarxay xilli ciidamada ammaanka ay rasaas ku furayeen. […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Soomaaliyeed Ugu Hambaleeyay munaasabadda Xusks Dhalasha Nabiga CSW.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed u diray hambalyo iyo farriin ku saabsan xuska dhalashada Xabiibkeenna Muxamed nabad-gelyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee. Madaxweynaha ayaa ugu baaqay umadda Soomaaliyeed in ay ku daydaan raadkii Nebiga CSW iyo dhaqankiisa suubban, wuxuuna mar kale ugu digay in ay ka fogaadaan sharta khawaarijta […]
Dowladda Maraykanka oo sheegtay inuu joogtaynayso dagaalka ay kula jirto Al-Shabaab.
Xoghayaha Difaaca ee dowladda Mareykanka Lloyd Austin ayaa carrabka ku adkeeyay baahida loo qabo in la joogteeyo dagaalka lagula jiro kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya. Lloyd Austin ayaa sheegay inay jiraan dib u dhacyo ay la kulmeen ciidanka militariga Soomaaliya, oo mararka qaar ay caawinayaan ciidamada Maraykanka ee Afrika. Xoghayaha difaaca Maraykanka ayaa booqasho ku tagay […]
Ma Run baa in Fanaanada caanka ee Farxiyo Kaba yare ay ka baxday bahdii Fanka?.
Waxaa baraha bulshada Soomaalida leysla dhex marayay in fannaanadda Farxiya Kabayare ay ka baxday fanka. Qoraal la soo dhigay bog uu ku qoran yahay magaca fannaanadda ayay dad badan isla soo wadaageen, hase yeeshee Farxiya ayaa arrintaasi ka hadashay. “Waxba kama jiraan inaan fanka ka baxay, waa dad doonaya inay aniga iska key dhibaan” ayay […]