1 min read

Mareykanka oo sheegay in ka-ganacsiga tahriibku uu sare ugu kacay .

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa soo saartay warbixin sanadle ah oo ay ku eegto dambiyada la xiriira tahriibka iyo ka ganacsiga dadka.

Dalal badan oo markii hore xaaladdoodu ay wanaagsaneyd ayaa hadda ku biiray kuwa ugu liita dunida marka laga hadlayo arrintan, halka waddamo kalena ay kor uga soo kaceen heerkiii ay sanad kahor joogeen.