28 Apr, 2024
1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Danjiraha Maraykanka ee QM maxay ka wada hadleen?.

Danjiraha Maraykanka u fadhida Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa magaalada Washington DC, kula kulantay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Danjire Linda Thomas-Greenfield ayaa ku bogaadisay sida ay uga go’an tahay madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud, dib u heshiisiin qaran iyo horumarada laga sameeyey hawlgallada ka dhanka ah al-Shabaab. Sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska […]

1 min read

Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda dalka.+video

Waxaan ku Baaqayaa in si deg deg ah shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Garoowe kaas oo salka ku hayo khilaaf Siyaasadeed oo u dhaxeeya maamulka Puntland iyo Siyaasiyiinta, Bulshada rayidka Soomaaliyeed waxa ay walaac ka muujineysaa Dagaalada ka soo cusboonaaday meelo badan oo kamid ah gobalada dalka kaas uu ugu dambeeyay midkii […]

1 min read

Faah faahino ka soo baxaya weerarkii qaraxyada ahaa ee ka dhacay Baardheere.

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo maanta ka dhacay degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa lagusoo warramayaa in qaraxu uu dhaliyay. Tirade dhimasha ayaa la sheegayaa in ay gaareyso illaa 8 ruux halka dhaawacana lagu sheegay 19 qof. Dhaawacyada ayaa loola cararay isbitaaladda magaalada Baardheere. Weerarka qaraxyada […]

1 min read

Kenya oo war ka soo saartay dagaalka Al-Shabaab.

Dowladda Kenya, ayaa sheegtay in ay dooneyso in ay soo afjarto weerarrada Al-shabaab ka gaystaan gudaha Kenya, isla markaana ay sidoo kale kula dagaallamayaan gudaha Soomaaliya. Wasiirka gaashaandhigga Kenya Aadan Barre Ducaale oo la hadlayay bulshada ku dhaqan deegaanka Masalani oo ka tirsan ismaamulka Garissa ee gobolka Waqooyi-Bari kenya ayaa sheegay in dowladdiisu aaney aqbali […]

1 min read

ATMIS oo billowday dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya.

MUQDISHO:- Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa Arbcada maanta ah sheegay inuu billaabay dhimista tirada ciidamada, si waafaqsan qorshaha amniga loogu wareejinayo ciidamada qaranka Soomaaliya. “ATMIS waxay billowday yareynta ciidamada si waafaqsan qaraarka QM oo ku qasbaya ATMIS inay 2,000 oo askari kala baxdo Soomaaliya dhammaadka June 2023,” ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay ATMIS. […]

1 min read

Al-Shabaab oo Qaraxyo ku weeraray Xero ciidan oo ku taalla Baardheere.

Qaraxyo khasaare gaystay ayaa maanta barqadii lagu weeraray xero ciidamada lagu tababaro oo ku taalla degmada Baardheere ee gobolka Gedo. Qaraxyada, oo loo adeegsaday laba gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, ayaa lagu soo waramayaa inay gaysteen khasaare dhimasho iyo dhaawac. Xerada la weeraray ayaa waxaa maalmahan lagu tababarayay ciidamo la sheegay in ay […]

2 mins read

Xafid Xubinta u gaarka ah Haweenka.

Xubinta haweenka, Bikrada, Dheemanka, Dahabka, Luulka iyo Cambarta. Wax yaalaha Maadiga ah ee Alla Abuuray ee Qiimaha sare leh, si taxadar leh ayaa Alle u daboolay weyna Adagtahay in si fudud lagu helo. 1. Dheemanka “Diamond” waxaa laga helaa meel Hoose oo dhulka ah, si fududna laguma helo. 2. Luulka” Pearls” waxaa laga helaa Gunta […]

1 min read

Bankiga dhexe oo daah-furay hannaan casri ah oo fududeynaya lacag bixinta iyo wax kala iibsiga.

Bankiga dhexe ee Soomaaliya ayaa daah-furay hannaan casri ah oo loo yaqaan SOMQR, kaas oo fududeynaya habka lacag bixinta iyo wax kala iibsiga. Hannaankan SOMQR ayaa ganacsatada iyo shacabka Soomaaliyeed u sahlayaa in ay si digital ah lacagaha isugu wareejin karaan iyagoo isticmaalaya hannaanka SOMQR. Adeegga lacag-bixinta deg-degga ah ee uu soo kordhinayo SOMQR waxaa […]

1 min read

Ciidamada qaranka oo Horjooge ka mid ah Khawaarijta ku qaarijiyay Galgaduud.

Ciidamada Xoogga dalka iyo ku degaanka oo is kaashanaya ayaa qaarijiyey horjoogihii Khawaarijta Al-Shabaab u qaabilsanaa degaanada Cali afrax, xiltiro, Ceel-raydab iyo Meexaan, kaasi oo lagu magacaabi jiray Siciid Cali Maxaa dheere. Horjoogahan la dilay ayaa sidokale Khawaarijta ugu magacawnaa Madaxda Sakawaadka degaanka Budbud ee gobolka Galgaduud. Saraakiisha hogaaminaysay howlgalkan ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay […]