1 min read

Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda dalka.+video

Waxaan ku Baaqayaa in si deg deg ah shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Garoowe kaas oo salka ku hayo khilaaf Siyaasadeed oo u dhaxeeya maamulka Puntland iyo Siyaasiyiinta,

Bulshada rayidka Soomaaliyeed waxa ay walaac ka muujineysaa Dagaalada ka soo cusboonaaday meelo badan oo kamid ah gobalada dalka kaas uu ugu dambeeyay midkii manta ka dhacay caasimada maamul goboleedka puntland.