26 Apr, 2024
1 min read

Kooxda Man City oo markii ugu horreysay ku guuleysatay Super Cup-ka Yurub

Kooxda Manchester City ayaa markii ugu horreysay ku guuleysatay Super Cup-ka Yurub, kadib markii ay rigoorayaal 5-4 kaga badisay Sevilla. Ciyaartan oo aheyd mid xiiso badan ayaa 90-daqiiqo kusoo idlaatay 1-1. Dhammaan sagaalkii laad ee ugu horeeyay ee rigooreyaasha ayaa dhashay, laakin daafaca reer Serbia Nemanja Gudelí ayaa birta ku garaacay, waxaana City oo 10 […]

1 min read

Gabdhaha xulka Ingiriiska oo markii ugu horeysay gaaray finalka Koobka Aduunka. 

Gabdhahs  Ingiriiska, ayaa markii ugu horeysay gaartay finalka koobka aduunka haweenka, iyagoo ka adkaaday kooxdii ka socotay dalka Australia, ee qeybta ka ah marti galinta Koobka Kubadda Cagta Adduukna ee haweenka, taasoo ahayd mid taariikhi ah kana dhacday magaalada Sydney. Tani ayaa sawaxankii ka imanaya jamaahiirta u badnayd garoonka Australia hoos u dhigtay, taasoo ay […]

1 min read

Ronaldo oo ku hoggaamiyay kooxdiisa Sucuudiga ee Al-Nasri horyaalka naadiyada Carabta.

Ronaldo ayaa labo gool oo uu dhaliyay ku hoggaamiyay kooxdiisa Al-Nasri koobkii ugu horreeyay ee naadiyada Carabta, in kastoo ay sagaal ciyaartooy ku dhamaysteen waqtigii dheeriga ahaa. Ciyaaryahanka reer Bortaqiis ee 38 jirka ah ayaa kaalin mug leh ku lahaa inay ka soo laabtaan gool lagaga hormaray ciyaartii ay la ciyaareen kooxda isla Sucuudiga ka […]

1 min read

Xiriirka cayaaraha fudud ee adduunka oo go’aan ka gaaray shaqa joojintii marwo Kahdiija.

Xiriirka ciyaaraha fudud ee dunida ee loo soo gaabiyo IAAF ayaa aqbalay xil ka qaadisti lagu sameeyay guddoomiyaha xrirka cayaaraha fudud ee Soomaaliya marwo Khadiija Aadan Daahir. Xirriirka ayaa bartooda ay ku keydiyaan magacyada guddoomiyeyaasha waddamada kala duwan ka saaray magaca Khaddijo, waxayna ku bedeleen guddoomiye ku xigeenka xirriika, Faarax Cali Macallin, kaas oo xilkan […]

1 min read

Tababaraha Xulka Qaran Rachid Lousteque oo  heshiis cusub u saxiixay xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta.

Muqdisho :- Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa Isniintii maanta ahayd  labo sano oo dheeri ah ugu kordhiyay heshiiskiisa. Rachid Lousteque macalinka xulka Qaranka kubada cagta ayaa u dhashay dalka Morocco, iyadoo heshiiska cusub ka dhigan yahay  si uu u hogaamiyo tababarka xulka qaranka Soomaaliya sida ay masuuliyiintu sheegeen. Dhanka kale Rachid Lousteque ayaa saxiixay […]