Sports
Ciyaartoy ciyaarta Kubadda Cagta oo lagu dilay Dagaalka Ukraine.
Labo ciyaartoy oo lagu kala magacaabi jirey Vitalii Sapylo oo 21-jir ah iyo Dmytro Martynenko oo 25-jir ah ayaa la xaqiijiyey in lagu dilay Dagaalka u dhexeeya Milliteriga Raashiya iyo kuwa Ukraine. Labada Laacib waxaa lagu dilay Dagaal ka dhacay Caasimadda dalka Ukraine ee Kyiv, waana Khasaarihii ugu horeeyey ee Bahda Ciyaaraha soo gaara, muddada […]
Guddoomiyaha Xiriirka K/cagta Soomaaliya oo is casilay
Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya C/qani Saciid Carab ayaa maanta ku dhawaaqay inuu xilkaasi iska casilay kaddib sida uu sheegay muddo 7 sano ah oo uu xilkaasi hayay. Cabdi Qani Saciid Carab ayaa sheegay inuu xiriirka u soo shaqeeyay marxalado kala duwan oo adag isla markaana waxa uu sheegay in is casilaadiisa ay timid kaddib […]
Xulka Senegal oo guusha koobka kaddib si wayn loo soo dhaweeyay+Sawirro.
Xulka kubadda cagta ee Senegal ayaa soo dhaweyn ballaaran oo halyeynimo ah waxaa loo sameeyay markii ay dib ugu laabteen dalkooda kaddib markii ay markii ugu horraysay ku guulaysteen Koobka Qaramada Afrika. Tobannaan kun oo qof, oo qaarkood ay gawaari ku dul fadhiyaan misana lulayaan calamo, ayaa waxa ay isugu soo baxeen si ay u […]
Dalka Senegal oo ku guulaysatay Koobka Qaramada Afrika.
Xulka qaranka Sengal ayaa caawa ku guulaystay koobka Qaramada Afrika markii ugu horraysay tan iyo markii koobkan la billaabay 1957-kii. Waxa ay caawa garoonka Olembe stadium ee caasimadda Yaounde ee dalka Cameroon gool ku laadyo uga adkaadeen xulka Masar oo doonayay oo in ay markii siddeedaad ku guulaystaan koobkan. Waxay ahayd guul si weyn u […]
Soomaaliya oo hoggaamineysa 8 Dal oo aan weligood ka gudbin Is reeb-reebka Koobka Qaramada Afrika.
Qaaradda Afrika waxa ay ka kooban tahay 54 Dal, labadii sano mar ayaa la qabtaa Koobka Qaramada oo ay isreeb-reeb u maraan Xulalka dhaca Jihooyinka kala duwan oo ugu dambeyn waddan kamid ah uu qaado Koobkaas. Waddamada qaar waxa ay kusoo haraan isreeb-reebka, qayb kale Guruubyada halka ilaa labada ugu dambeysa ee mid kamid ah xulalkaas […]
Somali FA congress sacks president, installs senior VP as acting president.
Somali Football Federation extra ordinary congress held in Mogadishu on Monday unanimously approved the dismissal of former president Abdiqani Said Arab, while installing Ali Abdi Mohamed, to lead the federation as acting president until next election congress due by the end of the year. Mr. Mohamed has been serving as Somali FA’s senior vice president […]
Taariikhda mucjisada ah ee mid ka mid ah kooxaha adduunka ugu caansan
Weriye Mowliid Xaaji Cabdi ayaa warbixin dhinacyo badan ka diyaariyay mid ka mid ah kooxaha ugu faca weyn adduunka kaddib markii uu booqday garoonkeeda ku yaala magaalada London ee caasimada dalka UK. Garoonka Emirates Stadium waxaa iska leh Kooxda K/cagta Arsenal oo la asaasay bishii Oktoobar 1886-dii, iyadoo soo martay marxalado kala duwan ayaa maanta […]
Xulka Burkina Faso oo soo gaaray afar dhammaadka Koobka qarammada Afrika
Xulka Burkina Faso oo u gudbay afar dhammaadka Koobka qarammada qaaradda Afrika kaddib markii ay kaga soo gudbeen Tunisia 1-0, ciyaar qeyb ka ahayd kulammada wareega siddeeda. Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0 uu ku hoggaaminayay xulka qaranka Burkina Faso. Daqiiqadii 45 + 3-aad xulka qaranka Burkina Faso ayaa hoggaanka u qabtay […]
Cristiano Ronaldo oo osagoo jooga Dubai ku guuleystay abaal marin caalami ah
Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta gooldhaliyihii ugu fiicnaa abid ee Globe Soccer ee Dubai Expo 2020 galabnimadii jimcaha. Ronaldo ayaa wadar ahaan dhaliyay 801 gool intii uu ku jiray xirfadiisa ciyaareed – isagoo shabaqa soo taabtay Sporting Lisbon, Manchester United, Real Madrid, Juventus iyo Portugal. Xiddiga Manchester United ayaa loo gacan galiyay gong […]