1 min read

Maxamed Saalax oo sheegay inuu sii joogayo kooxda Liverpool oo uusan aaday Sacuudiga.

Mohamed Salah ayay “ka go’antahay” in uu sii joogo Liverpool sida uu sheegay wakiilkiisa, iyadoo la isla dhexmarayo warar la isla dhexmarayo oo ku saabsan inuu lacag badan ugu dhaqaaqi karo Saudi Arabia.

Wargeyska Sucuudiga kasoo baxa ee Al Riyadiah ayaa sheegay in Al-Ittihad uu heshiis laba sano ah u soo bandhigay Salah oo uu ku kacayay £155m oo ay sidookale la socoto lacagta lagu soo wareejinayao oo gaareysa £52m.

Salah, oo 31 jir ah, ayaa xagaagii hore saxiixay heshiis cusub oo saddex sano ah kaas oo socon doona ilaa June 2025.