2023
Maleeshiyaadka Al-shabaab oo bar koontarool ka sameystay deegaanka Geedweyne.
Warrarka laga helayo Gobolka Gedo ee Soomaaliya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay jidgooyo dhigteen wadada u dhaxeysa degmooyinka Luuq iyo Doolow, halkaas oo ay gaadiidka uga qaadaan lacago lagu sheegay canshuur. Ciidanka Al-Shabaab waxa la sheegay in ay bar koontarool ka sameysteen deegaanka la yiraahdo Geedweyne, halkaas oo dadka shacabka […]
Taliyaha ciidanka xoogga oo kormeeray guutada 16-aad ciidanka kumaandooska Danab
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneral Ibraahin Sheekh Muxyadiin ayaa kormeeray maanta taliska guutada 16-aad ciidanka kumaandoosta Danab , isagoona kulan la qaatay taliyaha guutada, taliye ku xigeenka guutada iyo qaar ka mid ka mid ah taliye ururada guutada 16-aad Danab iyo saraakiil kale. Ujeedka kulanka ahaa siddii loo dardargalin lahaa hawlgalada ka dhanka ah Khawaarijta, […]
Xuska Maalinta Mowliidka Haa, Haa. WQ:Prof. Yahye Amir
Sawirka shiikha fiiri Adiga oo mobilkaaga dhinaca kale u rogaayo. Nin Shiikh sheeganayo ayaa Dad meel isagu yimid ku lahaa Xuska Mowliidku ma banaano. Waxa uu Daliishanayay wax uuna isaguba Fahamsaneeyn. Dadkana waxaa soo Jiitay Garkiisa iyo Muuqaalka Culumo iska yeelka ah, aad ayeeyna u dhageysanayeen. Wiil yar oo meel u dhaw ku Ciyaarayay, Gacmaha […]
War DEG DEG: Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika oo ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027
Madaxweynaha xiriirka kubbadda cagta Afrika, Patrice Motsepe, ayaa hadda ku dhawaaqay waddanka marti-gelinaya Koobka Qaramada Afrika ee 2025 iyo 2027 (Afcon). Sida la filayay, tartanka 2025 ayaa lagu qaban doonaa Morocco. Waxa ay noqon doontaa markii labaad ee dalka kuyaalla waqooyiga Afrika uu martigeliyo tartanka isagoo markii ugu horeysay qabtay 1988. Dalalkii kale ee 2025 […]
Hargab shimbireed dilay in kaban 2 milyan oo digaaga ah ee ka dilaacay Koonfur Afrika.
Namibia ayaa hakisay wax soo saarka digaaga nool iyo dhammaan wax soo saarka digaaga ee ka iman jiray dalka ay jaarka yihiin ee Koonfur Afrika kadib markii uu ka dilaacay hargab shimbireed ba’an. Sida ay sheegtay wasaaradda beeraha ee Namibia,Joojinta waxaa sabab u ah “faafidda naxdinta leh” ee hargabka loo yaqaan (HPAI) ee aadka u […]
Iskuul Kenya ku yaalla oo lagu ganaaxay in uu wadaagay sawirada ardayda.
Waaxda maamusha dhijitaalka ee Kenya ayaa iskuul ku ganaaxay lacag dhan $31,000 (ยฃ25,000) ka dib markii ay bartooda bulshada soo galiyeen sawirada ardayda iyaga oo aan ogolaansho ka haysan waalidkooda. Tallaabadan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay ee nooceeda ah oo uu sameeyo Xafiiska Guddoomiyaha Ilaalinta Xogta ee dhawaan la sameeyay. Goob lagu caweeyo iyo shirkad […]
Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed oo xilka la wareegay
Munaasabad uu xilka kula waregayay Taliyaha cusub ee Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa ka dhacday Taliska ciidanka dhulka XDS. Munaasibadda xil-wareejinta ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka xoogga dalka soomaliyeed,hoggaannada ciidanka, kan gaadiidka, xiriirka arrimaha dibedda ,hanti dhowr iyo marti sharaf kale. Taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed sarreeye Guuto; […]
Soomaaliya oo ka faaโideysaneysa adeegsiga Tamarta.
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka wadatashiga adeegsiga Tamarta oo maalintii labaad ka socda magaalada Beijing ee caasimadda Dalka Shiinaha. Danjiraha ayaa jeediyay Khudbad muhiim ahayd, wuxuuna carabka ku adeeyay sida ay Soomaaliya uga goโan tahay ka faaโideysiga tamarta iyo iskaashi dhexmara […]
Taliyaha Asluubta oo Xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qayb u gaar ah maxaabiista qabta cudurrada faafa
Taliyaha Ciidanka Asluubta General; Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa xabsiga dhexe ka dhagax dhigay qeyb lagu karantiilayo maxaabiista qaba cudurrada faafa. Taliye Mahad ayaa sheegay in sheegay in saraakiisha Xabsigu ay usoo gudbiyeen in halkaasi lagu hayo dadka qaba cudurrada faara, kuwaas oo la ogaado marka kiiskooda loo gudbiyo Maxkamadaha, Si caafimaadkooda loo ilaaliyana loo dhiso […]
Deegaan ay isku urursanayeen Al-Shabaab oo la duqeeyay
Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa duqeymo diyaaradeed oo saaka dhacay agagaarka degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Duqeynta ayaa waxaa lagu soo warramayaa in lala beegsaday goob ay isku uruursanayeen xubnaha Al-Shabaab oo ku taalla deegaanka Cali Xayle ee gobolkaasi, sida ay innoo sheegeen ilo dadka deegaanka ah. Ma cadda khasaaraha rasmiga ah ee […]