23 Apr, 2024
1 min read

Taliyaha Nabad Sugida oo amray in baaritaan lagu sameeyo dilkii Taliyihii NISA ee Gedo

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Mahad Maxamed Salaad ayaa ku amray Ciidanka Sirdoonka Baaritaan dhab ah ku sameeyaan dilka Taliyihii NISA ee gobalka Gedo. Taliye Mahad ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, saraakiisha, xubnaha Hay’adda iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ku geeriyooday Cabdiraxmaan Cabdullaahi (Bakaal Kooke) oo ahaa Taliyihii NISA ee gobalka Gedo, […]

1 min read

Beesha Caalamka oo war ka soo saaray xaaladda magaalada Laascaanood.

Beesha Caalamka ayaa soo saartay baaq ku saabsan rabshadaha magaalada Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca ee dadka rayidka ah, waxayna sheegeen inay ka walaacsan yihiin dhacdadaas. “Saaxiibada Beesha caalamka* ayaa ka walaacsan rabshadaha Laascaanood ee sababay dhimashada iyo dhaawaca dad rayid ah. Ka hortagga rabshadaha iyo xaqiijinta ilaalinta dadka rayidka ah ayaa ugu muhiimsan. […]