24 Apr, 2024
1 min read

Duqa Muqdisho oo bulshada ugu baaqay ka qeyb qaadashada dib u dhiska waddooyinka+Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa xariga ka jaray dhismaha wadda Interlock ah oo laga fuliyay sadax waddo oo ku dhacda Waddada Taleex iyo Xaaji Baasto, taas oo dhismaheeda ay iska kaa shadeen Maamulka Degmada iyo bulshada, waxaana mashruucaas fulisay shirkada Horyaal Interlock. Guddoomiyaha Degmada Hodan Mudane Cali Fahle […]

1 min read

Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhacay deegaan u dhow Buur-hakaba ku dilay 10 Al-Shabaab ah.

Muqdisho :-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay xarun ay ku sugnaayeen Khawaarijta oo ku taalla deegaanka Ceel-bashiir oo ku yaalla wadada xiriirisa deegaanka Jameeco iyo degmada Buur-hakaba. Hawlgalkan oo dhacay Maqribnimadii caawa waxaa lagu dilay toban ka tirsan Maleeshiyaadkii Khawaarijta ahaa ee ku sugnaa goobtaas. Goobta hawlgalku ka dhacay waxa ay ahayd […]

1 min read

Ciidamada Booliska Kenya oo sunta dadka ka ilmeysiisa u adeegsanaya dibad baxayaasha iyo suuqyada oo weli xiran

Mas’uuliyiinta dalka Kenya ayaa la sheegay in ciidamada ammaanka ay geeyeen qaar ka mid ah magaalooyinka muhiimka ah, iyadoo ay dib u soo laabteen dibadbaxyo looga soo horjeedo maciishada qaaliga ah ee dalkaasi oo ay soo abaabulaan mucaaradka. Booliska ayaa sunta dadka ka ilmeysiisa ku kala eryay dad mudaaharaadayay oo ku sugnaa magaalada Nairobi ee […]

1 min read

Mas’uul ka tirsanaa maamulka Awdheegle oo lagu dilay Muqdisho.

MUQDISHO :- Mid ka mid ah mas’uuliyiinta degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa lagu dilay Muqdisho maanta. Guddoomiye ku-xigeenkii maamulka iyo maaliyadda ee degmada Awdheegle ayaa lagu dilay degmada Xamar Jajab galabta, sida uu mas’uul ka tirsan maamulka Shabelleeda Hoose ee uu ka tirsanaa ay u sheegeen saxaafadda. Marxuumka dhintay ayaa lagu magacaabi jiray […]

1 min read

Xisaabiyaha guud ee Qaranka oo kormeeray garoonka diyaaradaha Muqdisho.

Muqdisho :-Xisaabiyaha Guud ee Dowladda Mudane, Cabdiraxmaan Maxamed Anas oo uu wehliyo ku-xigeenkiisa Mudane Cabdirisaaq Maxamed Abiikar ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Xafiiska Maareeyaha gegida diyaaradaha Muqdisho iyo qeybta Dakhli uruurinta garoonka, Xafiiska Bankiga dhexe laanta madaarka, qeybaha socdaalka iyo jinsiyadaha, hay’adda saadaaha hawada, iyo dhammaan qeybaha kala duwan ee garoonka Aadan Cadde. Ujeedka […]

1 min read

Soomaaliya oo ka qeyb gashay madasha beeraha dunida oo lagu qabtay dalka Turkiga.

Ankara :- Guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigalinta Maamulka Gobolka Banaadir Mduane , Cabdicasiis Cismaan Maxamed iyo Agaasimaha xiriirka dibedda iyo hey’adaha Caalamiga Mudane , Maxamed Xasan ayaa magaalada Samsun ee dalka Turkiya ugu qeyb-galaya madasha beeraha dunida. Madashan ayaa diiradda lagu saarayaa sida ugu habboon ee loo kordhin karo wax soo saarka beeraha, loona […]

1 min read

Askari Mareykan ah oo la xiray isagoo ka tallaabaya xadka Kuuriyada Waqooyi.

Wararka ka imaanaya dalka Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegaya in askari Mareykan ah ay ku xirtay xadka aadka loo ilaaliyo ee Kuuriyada Koonfureed isagoon heysan warqad ogolaansho ah. Askariga ayaa socdaal qorsheysan ku marayay dhulka ay maamusho Qaramada Midoobay, ee u dhaxeeya labada dal. Dhacdadan ayaa ku soo beegantay xilli aanu wanaagsaneyn xiriirka labada Kuuriya oo […]