20 May, 2024
1 min read

Wasiirka Caafimaadka oo hor tagay guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr; Cali Xaaji Aadam, oo ay wehliyaan Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Drs; Maryam Maxamad Xuseen, Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Xildhibaan Dr ; Maxamad Xuseen Maxamad ayaa guddiga horumarinta adeegga bulshada ee Golaha Shacabka ayaa Warbixin guud ka siiyay qorsha-howleedka iyo qaab-dhismeed guud ee Wasaaradda Caafimaadka howlaha baaxadda leh ee horyaalla waxyaabihii uqabsoomay iyo […]

1 min read

Dowladaha Aljeeriya iyo Shiinaha oo kala saxiixday heshiisyo kala duwan

Shiinaha iyo Aljeeriya ayaa kala saxiixday heshiisyo ka koban 19 cutub oo sare loogu qaadayo amniga, difaaca is-dhaafsiga tignoolajiyada iyo iskaashiga dhinaca beeraha. Heeshiisyadan ayaa ka dhashay kadib markii Madaxweynaha Algeria Abdelmadjid Tebboune, uu booqasho rasmi ah oo qaadaneysa Shan maalmood uu ku tagay dalka Shiinaha, taasoo ah tii ugu horeysay tan iyo markii uu […]

1 min read

Ciidamada xoogga dalka oo 30 Al-Shabaab ah ku dilay deegaanka Ceel-qurac.

Muqdisho : – Ciidanka Xoogga Dalka ayaa saaka howlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelada dhexe. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, Cabdiraxmaan Yuusuf Al-caddaala ayaa SONNA u sheegay in howlgalka ay Ciidanku ku beegsadeen goob ay isku uruursanayeen Khawaarijta Al-Shabaab. Mudane, Al-caddaala ayaa […]