July 11, 2023
Midowga Afrika oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Soomaalia ee Addis Ababa.
Addis Ababa :- Guddoomiyaha guddiga midowga Afrika danjire Muusa Faki ayaa xafiiskiisa Addis Ababa ku soo dhoweeyey danjiraha Soomaaliya ee dalka Ethiopia mudane Cabdullaahi Maxamed Warfaa ahna wakiilka joogtada ah ee midowga Afrika ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sidoo kale mudane Faki ayaa safiir Warfaa si rasmi ah uga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo. Danjire Warfaa ayaa […]
In ka badan 50- ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo horjogayaal oo lagu dilay G/ jubada hoose.
Kismaayo :- Hawlgal burburin ah oo ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Jubbaland ay saacadihii la soo dhaafay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose ayaa lagu dilay in ka badan 50 ka tirsan Khawaariijta, kuwaas oo ay ka mid yihiin horjoogeyaal. Madaxii maaliyadda ee deegaanka Weel-maaroow ayaa lagu dilay hawlgal qorsheysan oo ciidanka kumaandoosta […]
President Hassan invites political leaders to a consultative meeting.
Mogadishu : – The President of the Federal Republic of Somalia, H.E Hassan Sheikh Mohamud invited the current and former political leaders of the country to a consultation meeting that will take place in Mogadishu on Wednesday. The meeting which will last for two days in Mogadishu will be attended by the former and current […]
Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir muhiima ku casuumay madaxda xilka haysa iyo kuwii hore.
Muqdisho :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho ku casuumay madaxda talada haysa iyo madaxdii hore si ay uga soo qeyb galaan shir muhiim ah oo wadatashi ah. Shirkaasi oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa Muqdisho ka furmaya maalinta barri ah, waxaana ka qaybgalaya madaxweynayaashii hore ee dalka, […]
Waa kuma horjoogaha Al-Shabaab ka argagaxday dilkiisa ee lagu khaarijiyay Welmarow iyo magaciisa.
Waxaa halkoodii ka sii soconaya howlgallada lagu ugaarsanayo horjoogayaasha iyo maleeshiyaad khawaarijta Al-shabaab ee ku dhuumaaleysanaya gobollada Jubbooyinka. Markan, waa howlgal ka dhacay deegaan lagu magacaabo Welmarow oo qiyaastii 50-km dhinaca Bari Bari beegan degmada Afmadow ee gobolla Jubbada hoose. Howlgalkan, waxaa lagu dilay horjooge lagu magacaabi jiray ” Cabdiraxmaan Raambow” kaas oo ka soo […]
Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka Cumar C/rishiid iyo Cabdiwali Gaas oo soo gaaray Muqdisho
Muqdisho :- Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee dalka Mudane Cumar Cabdirishiid iyo Cabdiwali Cali Gaas ayaa goor-dhow ka soo dagay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya,iyagoo ka qaybgali doona shirka Berri ka furmaya magaalada Muqdisho. Waxaa horay magaalada loogu soo dhoweeyay Mas’uuliyiin kale oo ay ka mid yihiin […]
Hay’adda duulista oo war ka soo saartay shilkii maanta ka dhacay garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Muqdisho-: War-saxaafadeed ka soobaxay hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa looga hadlay shilka diyaaraddii maanta ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho.
Gudoonka labada Aqal oo kulun ku yeeshay maanta xurta Villa Basrlamaanka ee Hargaysa
Muqdisho :- Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo ku-xigeennada labada aqal waxaana ayna ku yeesheen xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Kulanka ayaa looga hadlay dardargelinta howlaha baaxada leh ee horyaala Baarlamaanka 11-aad ee […]
Wasaaradda Gaadiidka oo ka warbixisay shilka diyaaradeed ee ka dhacay garoonka Muqdisho.
Muqdisho :- Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada XFS Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegtay in hal ruux uu dhaawac ka soo gaaray shil diyaaradeed oo Garoonka Aadan Cadde ka dhaca. Wasiirka ayaa sheegtay in Ra’iisul wasaarayaashii hore ee dalka aysan saarneyn diyaaradda . [11/07, 1:15 pm] AB: Diyaarada ay leedahay Shirkadda Hala […]
Civilian Plane Crashes at Aden Adde Airport, One Injured.
Aden Adde Airport, Mogadishu :- A civilian plane operated by Halla Airlines crashed on the runway earlier today. The plane, identified as 60-AAD, was carrying only civilians at the time of the crash. Minister of Transport and Aviation Fardowsa Osman Egal confirmed to Somali National News Agency (SONNA) that one person was injured in the […]