11 May, 2024
1 min read

Banaanbax lagu taageerayo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo ka dhacay Cadaado.

Muqdisho :-Banaan-baxaan oo ahaa mid lagu taageerayay dhameystirka wajiga 1-aad ee dagaalka ka dhanka ah kooxda Khawaarijta ayaa ka dhacay magaalada Cadaado ee gobolka galgaduud. Boqolaal dibad baxayaal ah ayaa socod ku soo maray bartamaha magaalda ku waas oo shacuurtooda ku muujinaya sida ay u doonayaan ciribtirka kooxda khawaariijda. Qaar ka mida dibad baxayaasha ayaa […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay agaasimaha guud ee Madaxtooyada Qaranka.

Muqdisho :- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdixakiim Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka. Mudane Cabdixakiim waxa uu ahaa la-taliyaha dhinaca siyaasadda ee madaxweynaha, waxa uuna leeyahay khibrad shaqo oo kor u dhaafaysa 20 sanadood oo ku aaddan dhinacyada horumarinta hay’adaha dowladda, maamul-wanaagga, tayeynta dowlad-goboleedyada iyo bulshada […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Inta sanadka ka dhiman, Shabaabka dalka waa ka tirtirmayaa..”

Madaxweynaha Dowladda federalka Soomaaliya, Xasan sheikh Maxamuud ayaa sheegay sanadkan inta ka harsan inay Alshabaab dalka kaga xorayn doonaan. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in ay dowladdu diyaarisay 20,000 askari, kuwaas oo uu sheegay inay diyaar u yihiin inay Shabaab ka saaraan dhulka ay joogaan. Madaxweynuhu wuxuu sheegay ciidankaas inay yihiin ciidankii ugu badnaa ee […]

4 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 370=Haddii ay Doodda badiso waxay aheyd inuu qaato Taladii Dhoodaan ee Bulooy Shaah inoo kari=.

1. Oday Reer Gaalkacyo ahaa ayaa waxa uu maqlay Wiilkiisa yar oo Musqusha ku dhax Akhrinayo (( Dalacal Badru Caleynaa, Wajaba Shukru Caleeynaa)). Wiilkii markii uu Musqushii ka soo baxay ayuu Ul Baakoor ah ku garaacay, Ooyintii Wiilka ayaa Hooyadii ku soo baxady kuna tiri: war maxaad Wiilka sidaa ugu dilee? Odaygii ayaa si kalsooni […]

1 min read

Madaxweynaha Shiinaha oo K/Afrika kaga qeybgalaya kulanka dalalka ku bohoobay Ururka BRICS

Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa lagu wadaa in uu ka qeybgalo shir madaxeedka wadamada ku bahoobay ururka BRICS, kaas oo ka furmaya Dalka Koonfur Afrika 21-ka bishaan. Madaxweyne Xi Jinping waxa uu ka qeyb geli doonaa Shir Madaxeedka 15-aad ee Ururka BRICS oo lagu qaban doono magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, kaas oo socon […]

1 min read

Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn cusub la beegsaday Al-Shabaab.

MUQDISHO :- Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab 15-kii bishan August, ayna ku dileen shan ka tirsan maleeshiyaadka al-Shabaab. Duqayntan ayaa AFRICOM sheegtay inay ka dhacday meel u dhow Cali Heele oo 244 KM Waqooyi Bari ka xigta Muqdisho. Duqayntan ayaa Maraykanku sheegay inay […]

1 min read

Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland oo cambaareysay dilka AUN abwaan Jaamac Kadiye.

Warqad kasoo baxday Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanideeda ee Somaliland ayaa lagu cambaareeyay dilka loo gaystay Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo u dhintay madfac shaly kula dhacay gaarigiisa. Waxaa bayaanka lagu tilmaamay in abwaanku uu ka mid ahaa “hal abuurka iyo haldoorka dalka” balse waxay dilka ku eedeeyeen waxa ay […]