12 May, 2024
1 min read

Bulshada Degmada Cabudwaaq oo ku biiray howlgallada ka dhanka ah khawaarijta ee ka socdo Galmudug

Muqdiso :-Magaalada Cabudwaaq ee gobolka galgaduud ayaa lagu soo bandhigay gadiid dagaal iyo bulsho diyaar u ah inay kaalin muuqata ka qaataan dagaalka khawaarijta looga xoraynayo guud ahaan d alka si gaar ah deegaanada Galmudug. Bulshada soomaaliyeed oo fahamay dhagaraha ay khawaarijtu uga been sheegi jirtay ayaa hadda go’aansaday in qeyb weyn ay ka qataan […]

1 min read

Shirka xisbiga Kulmiye ee Burco ka socda iyo waxa laga filayo.

Maanta ayaa la filayaa in la soo gabagabeeyo shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo shalay ka furmay magaalada Burco ee gobolka Togdheer. Wararka laga helayo shirka Kulmiye ayaa sheegaya in la filayo in kulanka musharrax madaxweyne loogu dooran doono madaxweyneha Jamhuuriyadda iskeed madax bannaanida ugu dhawaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, halka madaxwyne ku […]

1 min read

Madaxweynaha Pakistan oo la been abuuray saxeexiisa, ka dib markii uu diiday inuu shuruuc saxeexo.

ISLAMABAD – Madaxweynaha dalka Pakistan Arif Alvi ayaa Axaddii sheegay inuu diiday inuu saxeexo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka dalkaas, kuwaas oo la sheegay inay kor u qaadayaan awoodda dacwado loogu soo oogi karo, dadka loo arko inay ka soo horjeedaan milateriga dalkaas iyo weliba arrimaha dhinaca amniga qaranka. Madaxweynaha Pakistan ayaa […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday AaladdaTikTok, Telegram iyo 1xbet.

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa soo jeedisay in la xiro baraha TikTok, Telegram iyo 1xbet, kadib shir wadatashi ee dhinaca badqabka Isgaarsiinta, ilaalinta amniga Internet-ka iyo baraha bulshada oo ay iskugu yimaadeen madaxda wasaradda, hey’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Madaxda Shirkadaha Isgaarsiinta Dalka. Bayaan kasoo baxay shirkaas ayaa u qornaa sidan; SHIRKA WADATASHIGA BADQABKA ISGAARSIINTA, ILAALINTA […]

1 min read

Shirka Golaha wasiiradda Hirshabelle oo lagu gabtay Degmada Cadalle.

Cadale :- Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali ¹Guudlaawe Xuseen ayaa gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo maanta ka qabsoomay Degmada Cadale. Shirka Golaha Wasiirada oo laga soo qeybgaliyay Xildhibaanada Baarlamaanka Hirshabeelle ee ka soo jeeda Degmada Cadale iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Hirshabeelle ayaa looga hadlay Arrimaha amniga, Howlgallada Khawaarijta looga xoreynayo deegaanada Hirshabeelle, […]

1 min read

Booliiska Kenya oo soo qabtay nin looga shaki qabo al-Shabaab.

Booliiska deegaanka Dagoreti ee dalka Kenya ayaa soo qabtay nin looga shakisan yahay kooxda al-Shabaab. Agaasimaha Hay’adda Baaridda Dembiyada ee DCI ayaa sheegay in ninkan 41 jirka ah laguna magacaabo Ferdinand Indangasi uu heystay hub iyo daroogo. Waxaa gurigiisa laga soo saaray rasaas iyo bistoolad iyo sidoo kale walxaha qarxa. Ninkan ayay sidoo kale booliisku […]

1 min read

Yaa ku soo bixi doona gudoomiyanimada iyo murashaxa madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye?

Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer waxa ka furmay shirweynaha xisbiga Kulmiye oo hadda ah xisbiga talada haya. Shirweynaha oo isha lagu wada hayo ayaa looga fadhiyaa in looga dhawaaqo gudoomiyaha cusub ee xisbiga Kulmiye iyo murashaxa madaxweyne ee xisbiga ee doorashooyinka madaxtooyada Somaliland ee qabsoomi doonta 2024. Shirka ayaa lagu wadaa inta uu socdo […]

1 min read

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo gaaray Degmada Aadan Yabaal.

Muqdisho :-Taliyaha Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo sarakiil ciidan ayaa socdaal dhulka ah ku gaaray Degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Taliyaha waxaa socdaalkiisa ku wehlinayay Agaasimaha Guud xarunta Qaran ee (Tubasan), Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa halkaa waxaa kusoo dhaweeyay xildhibaanno katirsan labada gole ee Baarlamaanka Soomaaliy, maamulka degamada iyo […]