18 May, 2024
1 min read

Laacibiinta Man City oo xalay Haaland u sameeyey arrin ay ku maamuusayeen kaddib rikoodh jebintiisii (Daawo)

Erling Haaland ayaa saaxiibadiis kooxda Manchester City waxay u qabteen rigo-sharafeed kaddib markii uu jebiyey rikoorka gooldhalinta Premier League ee hal xilli ciyaareed. Laacibkan Norwegian-ka ah ayaa ciyaarta 2-0 kaga dhigay kulankii West Ham isaga oo kubadda daba mariyey Lukasz Fabianski, taasoo ka dhigan inuu dhaafay Andrew Cole iyo Alan Shearer marka ay timaado goolasha ugu badan ee la dhaliyo […]

1 min read

Wasiir Muqtaar Roobow “Kursiga HOP86 markii aan maqlo waan nixi jiray”+VIDEO

Muqdisho – Wasiir Mukhtaar Roobow, Wasiirka Diinta & Awqaafta DF Somalia ayaa sheegay inuu mar ka cabsan jirey xitaa sheegga kursiga HOP86 oo ay muddo doodi ka taagan tahay. Roobow ayaa ka hadlayey xaflad la sheegay in lagu soo dhoweeynay isla kursigan leh sumadda HOP86. Halkan hoose ka DAAWO…. https://m.facebook.com/dalsantv/videos/891818588767068/?paipv=0&eav=AfYtcbqZqFQlMj5TLlq_uC6OaUOa8BzzivtGsL0D9SbRtOh4g4Zm6E2_S29wnFwCbeg

1 min read

RASMI: Leo Messi oo hantay Abaalmarinta Xiddigga ugu Fiican FIFA 2022.

Waxaa soconaysa munaasabadda bixinta Abaalmarinta Xiddigga ugu wanaagsan Adduunka. Waxaa abaalmarinaha loo kala helay sidatan: Macallinka Sanadka waxaa qaatay: Lionel Scaloni oo ahaa Macallinka Argentina ee hantay KA2022. Ciyaar wanaagga waxaa ku guulaystey: Luka Lokoshvilli Taageerayaashii ugu wanaagsanaa waxaa qaatay: Taageerayaasha Argentina Kooxda Sanadka ee FIFPRO World XI Kooxda 2022 FIFA World XI: Courtois; Hakimi, Van Dijk, Cancelo; […]

1 min read

Ronaldo oo ku soo baxay gool dhige cajiib ah & Booska ay hadda ku jiraan (Daawo)

Laacibka Cristiano Ronaldo ayaa isu rogey gool dhige halkii lagu yaqaanney gool dhaliye ahaanta, isagoo kulankii ugu dambeeyey sameeyey laba caawin, kuwaasoo ay ku jirto mid faraha laga taagey, kulankii ay Al-Nassr guuldarradii ku badday Al-Taawoun oo ay 2-1 dirtay horyaalka Saudi Pro League fiidnimadii Jimcahan. Inkasta oo uu dhaliyey 5 gool labadii kulan ee ugu dambeeyey, xiddigga shanta […]

2 mins read

Somalia oo malaayiin Doollar ugu deeqaysa dhul-gariirka Turkiga .

Muqdisho– 𝗥𝗮’𝗶𝗶𝘀𝘂𝗹 𝗪𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝗲 𝗫𝗮𝗺𝘀𝗲 𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗮𝗵-𝗳𝘂𝗿𝗮𝘆 𝗼𝗹𝗼𝗹𝗮𝗵𝗮 𝘁𝗮𝗮𝗸𝘂𝗹𝗮𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗴𝘂𝗿𝗺𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘀𝗵𝗮𝗰𝗮𝗯𝗸𝗮 𝗮𝗮𝗻 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗮𝗵𝗮 𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗲𝗲 𝗧𝘂r𝗸𝗶𝗴𝗮, ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Xukuumadda Somalia. “Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa caawa daah-furay ololaha taakulaynta iyo gurmadka dowladda iyo shacabka aan walaalaha nahay ee Turkiga, kuwaas oo ay dhibaato baaxad wayni ka […]

1 min read

Edna Aadan oo dafirtay warkeedii ahaa in Laascaanood la dumiyo, kaddibna dib loo dhiso. (Daawo dood kulul)

Muqdisho– Edna Aadan Ismaaciil oo ah qofka haatan wada hadallada DF Somalia iyo Somaliland ugu qaybsan nidaamka Hargaysa, ayaa dafirtay war ay horay u sheegtay oo u ekaa mid ay ku baaqayso in la duqeeyo oo la burburiyo Laascaanood si ”dib loogu dhiso magaalo ka qurux badan.” ”Haddii la dumiyo mid kasii qurux badan baannu […]

1 min read

Magaaladii 2-aad oo ka qayladhaamisay tillaabo ay qaadeen kooxda Takfiirku (Daawo)

Culimada magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa ka digtey kooxda Takfiirka oo ay sheegeen inay halkaa ku xoogaysanayaan. Waxay sidoo kale intaa raaciyeen inay haatan mar kale u ololaynayaan inay dib u furtaan masjid uu hadda kahor ka xirey nidaamka Somaliland. “Inta TV u yeerteen ayaa waxay leeyihiin waa in naloo furaa masjidkan balse 10 […]

1 min read

RW Rooble oo farriin weyn u diray xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka FS

Ra”iisal Wasaaraha xil gaarsiinta dowladda federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta khudbad ugu jeedoyay teendhada Afisyooni oo lagu dhaarinayay in ka badan 200 xildhibaan ee labada aqal Baarlamaanka 11aad. Waxa uu sheegay RW Rooble in xildhibaanada maanta la dhaariyay ay si wanaagsan xilka loo igmaday isla markaana dalka ka samata bixiyaan xaaladda adag ee uu […]