1 min read

Edna Aadan oo dafirtay warkeedii ahaa in Laascaanood la dumiyo, kaddibna dib loo dhiso. (Daawo dood kulul)

Muqdisho– Edna Aadan Ismaaciil oo ah qofka haatan wada hadallada DF Somalia iyo Somaliland ugu qaybsan nidaamka Hargaysa, ayaa dafirtay war ay horay u sheegtay oo u ekaa mid ay ku baaqayso in la duqeeyo oo la burburiyo Laascaanood si ”dib loogu dhiso magaalo ka qurux badan.”

”Haddii la dumiyo mid kasii qurux badan baannu dhisanaynaa,” ayay xilligaa tiri Edna. Halkan hoose ka DAAWO muuqaalkii hore.