RW' Hamza "Lama aqbali karo in isbaarooyin loo dhigto qofka Soomaaliyeed ee waajibka Alle ee Xajka.."+video
Dhageysi
RW' Hamza "Lama aqbali karo in isbaarooyin loo dhigto qofka Soomaaliyeed ee waajibka Alle ee Xajka.."+video
Maxamuud Xuurshe
12-03-2023, 23:26PM
Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre ayaa sheegay inaan la aqbali karin in isbaarooyin loo dhigto qofka Soomaaliyeed ee waajibka Alle ee Xajka soo gudanaya.
Wuxuu tusaale u soo qaatay dowladaha deriska in qofku ku xajiyo $1,600 – halka qofka Soomaaliga la gaarsiiyo $5,500 – $6,000.