09 Jul, 2024
1 min read

Wasaaradda Howlaha guud oo wadda Qorshe Warshado looga dhisayo meelo ka baxsan magaalada Muqdisho+Video

Muqdisho :-Wasiirka wasaaradda howlaha guud & dib u dhiska iyo guriyeynta Soomaaliya ayaa sheegay in ay waddaan qorshayaal looga dhisayo Warshado meelo ka baxsan caasimada Muqdisho. Wasaaradda howlaha guud ayaa wadda istaatijiy cad oo ay ku doonayso in ay ku hirgaliso xaruumo loogu tala galay in laga dhiso Warshado wax soo saar oo u yeesho […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah furay shir Isbeddelka Cimilada+Video

Muqdisho, :- Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah furay shir heer caalami ah oo lagu midaynaayo barnaamijka wasaaradda deegaanka iyo Isbeddelka cimilada ee Soomaaliyada Cagaaran iyo Great Green Wall initiative oo ay ku mideysan yihiin 11 waddan,ayna Soomaaliya ku noqonayso 12-aad. Wasiirka deegaanka iyo is badelka Cimilada XFS Khadiijo Maxamed Almaqsuumi ayaa faah […]

1 min read

Gudoomiyaha Ururada Bulshada Rayidka oo ku baaqay in la joojiyo dagaalada ka socda dalka.+video

Waxaan ku Baaqayaa in si deg deg ah shuruud la’aan loo joojiyo dagaalka ka socda magaalada Garoowe kaas oo salka ku hayo khilaaf Siyaasadeed oo u dhaxeeya maamulka Puntland iyo Siyaasiyiinta, Bulshada rayidka Soomaaliyeed waxa ay walaac ka muujineysaa Dagaalada ka soo cusboonaaday meelo badan oo kamid ah gobalada dalka kaas uu ugu dambeeyay midkii […]

1 min read

Agabkii Shabaabka looga qabtay Dekedda & Garoonka Muqdisho oo ka casrisan sidii la filayey & Noocyada ku jira (Daawo)

Waxaa maalintii la soo dhaafay Dekedda Muqdisho lagu qabtay konteenar uu ka buuxey agab ciidan oo dibedda laga soo shixnaday kaasoo la sheegay inay lasoo degayeen kooxda Al Shabaab. Waxaa hubkaasi haatan noocyadiisa faahfaahiyey TV-ga ku hadla afka DF ee SNTV waxaana yaab leh in agabkaasi uu ka mid yahay qaar casri ah sida ookiyaalaha […]

1 min read

In aad ogaato waa Muhim: Ogow wax aadan ogeyn..

1. Aan kala faa’iideysano. Ogow wax aadan ogeyn, Annagana noo sheeg wax aanan hore u ogeyn. 2. Maxaan Ardayda ugu sheegay Qabiilkeyga. 3. Magdhaw khasab ah oo la codsaday in laga Bixiyo, Ganiimaddii Wakhtigaa Rasuulkeena Moxamed CSW iyo Asaxaabtii ay ka soo qaadeen Gaaladii wakhtigaa nooleyd. 4. Qorshaha la rabo in Magaalooyinka Barakeysan ee Maka […]