Muuqaallada
Wasiir Muqtaar Roobow "Kursiga HOP86 markii aan maqlo waan nixi jiray”+VIDEO
Muqdisho – Wasiir Mukhtaar Roobow, Wasiirka Diinta & Awqaafta DF Somalia ayaa sheegay inuu mar ka cabsan jirey xitaa sheegga kursiga HOP86 oo ay muddo doodi ka taagan tahay.

Roobow ayaa ka hadlayey xaflad la sheegay in lagu soo dhoweeynay isla kursigan leh sumadda HOP86.
Halkan hoose ka DAAWO….
.