22 Apr, 2024
1 min read

Taariikhda Sadaxda Seefood.

Aniga oo Magaalada Oslo joogo ayaa saaxiibadeey oo degan Magaalada Stavanger waxa ey ii soo direen Ticket Dayaarad, waxaan la soo joogay 24 Saac. Waxayaabihii aan halkaa ku soo arkay waxaa ka mid ahaa Taalada Saddaxda seefood.( F.S: 1,2 & 3aad). Maxeey yihiin Saddaxda Seefood? Wadanka Norway waxaa ka jiray, Hogaamiye Kooxeedyo Maamula Gobalada Dalka, […]

1 min read

Iska jir Faraatiga

.Faraatiga Dadka Arooska ihi ey Farta isku galiyaan, Asal ahaan sida Buugaagta Taariikhdu qoree waxa uu ka soo jeedaa Masaaridii hore ee Faraacinnadda oo aaminsanaa in uu jiro Xidid Jaceyl oo Fartaa ka soo bilaawdo kuna dhamaado Wadnaha. Kadibna waxaa dhaqankaa qaatay Giriigii iyi Romaankii hore.Faraatiga Boos celiska Guurka ” Engagement Ring” iyo Faraatiga Meherka […]

3 mins read

Hayeey, Xil wareejinta iska hubi.

Marka aad Qof Xil kala wareegee iska hubi sida wax yihiin inta aadan Xilka la wareegin. Maaliyadda. Miisaaniyadda Dalka ee 2022 haddii aan soo qaadano Tirada Million- ka ah oo jajabka aan dib u dhigano. waxaad isleedahay Dadka Miisaaniyadda Dajiyay kama fekerin miyaa Xaaladda dhabta ah, mise waa meelaha Banaan buuxi.kuwa Ansixiyayna ma Akhrin miyaa?. […]

6 mins read

Caydiid: Jeneraalka ay ka quusteen ciidankii halista ahaa ee dilay Usaama Bin Laadin.

Markii uu dhintay Alle ha u naxaristee janaraal Maxamed Faarax Ceydiid waxaa maanta laga joogaa 26 sano. Wuxuu ka mid ah hogaamiye-kooxeedyadii Soomaaliya ee kaalinta weyn ku lahaa ololihii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Siyaad Barre. Wuxuu ku dhintay magaalada Muqdisho 1-dii Agoosto sanadkii 1996. Kumuu ahaa Ceydiid Janaraal Maxamed Faarax Ceydiid […]

4 mins read

=Nasashada Jimcaha. Q-315=Allow eyna dhihin, Aakhiro Qofka Janno iyo Naar tuu galayo Puntland lagalama tashan

1. Naag Reer Nugaal ah ayaa Ninkeeda ku tiri: waa intee Tirada Haweenka aad shukaansatay intii aan is qabnay ee aad iga qarisay? waxa uu yiri: Lama soo koobi karo, Haweenka aan shukaansaday waxa ey la egyihiin Tirada Tinteeyda. Naagtii waa carootay, Guriga Hooyadeed ayeey Tagtay, waxa eyna Hooyadeed u sheegtay wixii dhacay. Hooyadii ayaa […]

11 mins read

Danjirihii ajnabiga ahaa ee la dilay isagoo taageeraya xornimada Soomaaliya.

Soomaaliya waxa ay qeyb ka ahayd dalalkii qaddiyadda masiirkooda lasoo saaray miiskii lagu gorfeynayay sidii laga yeeli lahaa waddamadii ay gumeysanayeen xulafadii looga adkaaday dagaalkii labaad ee dunida. Jimciyadda Quruumaha ka dhexeysa oo ay hor boodayeen huwantii adkaatay ayaa dadaal badan ku bixisay sidii xorriyaddooda loo siin lahaa dalalkaas, isla jeerkaasna looga caawin lahaa hannaanka […]

2 mins read

Mooryaanku dhowr Qof ayuu wax ka dhacay ee Siyaasigii ummadda oo dhan wax ka dhexeeyay dhacay amaa Safku dheeraadaa =Nasashada Jimcaha. Q-314=

1. Nin tuug ah oo Xoog weyne ahaa, ayaa la qabtay isaga oo Guri jabsanayo, aad ayaa loo garaacay. waxaa lagu yiri: Sidaan ayaad u xoog weyn tahay ee maad shaqeeysatid. waxa uu yiri: oo hadda maxaan qabanayay ma dawarsanayay.( F.S: 1aad). ( Madaxda qaar armeey Xatooyada Xoolaha Dadweynaha u maleeyaan inay tahay Shaqo Qaran) […]

3 mins read

Waa kuwee Saddexda Madaxweyne ee Soomaaliya ee la isku dayay in la dilo iyagoo xilka haya?.

Tan iyo markii ay kooxaha Islaamiyiinta ah billaabeen weerarrada ay ka fuliyaan Soomaaliya waxaa dadka ay bartilmaameedsanayeen ku jiray madaxda ugu sarreysa dowladda. Marar kala duwan ayay u suurtagashay in ay khaarijiyaan mas’uuliyiin sarsare oo ka tirsan goleyaasha dowladda. Laakiin, waxaa jiray dhowr jeer oo ay xitaa isku dayeen in ay dilal u gaystaan madaxweyneyaashii […]