29 Nov, 2024
4 mins read

Nasashada Jimcaha. 321=Reer Magaal warkooda ha wada Aaminin, Reer Miyina Dhaqankooda ha wada qaadan=

1.  Wiil ayaa Aroosay, markii uu 7da ka baxay ayaa Saaxiibkii ku yiri: ka waran Arooskaagii? Aroosihii ayaa u soo diray Sawirkaan ( F.S: 1aad) ( Ha u qaadan Cilladdu in ey tahay Gabadha ,dhinaca kale waan noqon kartaa in uuna isagu wax isku heyn. Haddii aad aragto Nin Xaaskiisa Cowradeeda ka hadalyo ama Haween […]

6 mins read

WARBIXIN:- MAGACAABISTA WAXAA KA HOREYSA QORSHE FULIN.!!! By Dulyar

Tan iyo markii ay madaxda cusub ee dowladdani xilka la wareegtay, waxey dad badani aad u dhararayeen in Maamulka G/Banaadir iyo taliyayaasha Ciidamada la wada badelo, oo la raaciyo madaxda dowladdii hore ee magacowday ama ay la soo shaqeynayeen, dadkaasi waxey isugu jiraan labo kooxood. •Koox:- waa kuwa u arka madaxdani iyagu iney ka dambeeyaan […]

2 mins read

Si fiican u faham.Saddaxda Marxalad ee Qabiilku soo maray.

Heerka kowaad: Wakhtigii Qabiilku deegaankiisu uu Miyiga ahaa, waxa uu lahaa qaab maamul oo Noloshiisa uu ku nidaamiyo, Sida: Summad u gaar ah oo Xoolahooda lagu aqoonsado, deegaan Daaq, Beero iyo Xarumo Waraab oo ey wada ilaashadaan. Waxaa jiray Duub guud, Sida (Imaam, Ugaas, Suldaan, Garaad, Malaaq, Wabar, iwm), Raggaasi waxa ey u xisaabsanaayeen Xiriirka […]

4 mins read

Nasashada Jimcaha. Q- 320=Dhiiga Caado iyo Mushaarku waa isku mid,Bil ayaa la sugaa,7 Cishana waa ku dhamaadaan=.

Wiil ayaa yiri: Habeen, Aniga ag marayo Qubuuraha Jan. Da’uud ee Deg. Wardhiigley. ayaan arkay Saddax Gabdhood oo waddada dhinaceda taagan oo rabo in ey maraan wadada Qubuuraha dhax marto si ey ugu Gudbaan dhinaca Xaafadda Xamar Bile. Waxa ey yiraahdeen Aboowe waan cabsaneynaa ee na mooti Waddadaan. Markii aan mareeynay Qubuuraha Dhaxdooda ayaan ku […]

3 mins read

Wariyad u dhalatay Algeria oo ka sheekaysay Qiso ku qabsatay dalka Maraykanka.

Wariye u dhalatay dalka Algeria oo lagu magacaabo “Khadija Benguenna” kana howl gasha warbaahinta weyn ee Al Jazeera ayaa ka sheekeysay qiso ay lakulantay mar ay tagtay dalka Mareykanka. Waxay tiri: “waxaan aaday mid kamid ah dukaamada waaweyn ee lagu iibiyo alaabaha, anigoo sugaya in aan bixiyo qiimaha alaabtayda, ayaa waxaa soo gashay gabadh muslimad […]