03 May, 2024
2 mins read

Nasashada Jimcaha. Q-351=Madaxdeena iyo Reer Magaalkeenu maxey ugu labistaan Suudadka Madoow?=

1. Rasuulkeena Muxamed CSW ayaa yiri: kiinii arko Munkar, haku ku suuliyo Gacantiisa. Haduuna Awoodin Carabkiisa, Haduuna Awoodin Qalbigiisa, taasina waa Halka ugu laciifsan iimaanka.(F.M: 1aad) Waxaa soo waiyay: Muslim. ( Marka aad Xumaan aragto, ka hor tag oo Awood isticmaal.haddii aadan Xoog aad uga hortagto leheyn, Carab kaaga isticmaal oo Dadka ka waani. Haddii […]

1 min read

Mustaqbalka NISA, haddaan laga…..

Weligeedba Hayadda Nabadsugidda Qaranku waxa ey aheyd Hayad laga baqo sida kuwa kale ee Dunida ka jiro. Dhowr jeer ayaan ku celceliyay in Hayadda la sharciyeeyo oo Magac ahaan ay u noqoto mid jirto si Shaqaalaha ka shaqeeyo ay u noqdaan shaqaale Qaran. Dowladu waa ku mahadsan tahay taa waa fulisay, Haddana NISA waa Hayad […]

3 mins read

Adiguna Todobadaan iska jir.

1. Muhimaddu ma ahan Kubbaddaan Calaamadda ku sawiran, ee waa in aad ku dhiirato in aad Laad ku kici karto Halka uu ku Qoran yahay Towxiidku. Adiga oo sidaa u og. Ma darbeey leheyd? . Aniga Maya, waan Cabsaa. (F.S:1aad) 2. Waxaan Af-Furineynaa Muslimiinta Dan yarta ah, waxaan sineynaa Buskutkaan. Ajar Alla ha kaa siiyo […]

2 mins read

Digniin Culus, Culus: Hayeey, Iska jir, dhinacyada iska fiiri, sibiq yeeyna kugu galin.

Araar. Qur’aanka Suurad “Banii Israa’iil” la yiraa ma ku jirtaa? Intii aan Saxuurta sugayay, waxaan soo qaatay kitaabka Qur’aanka. Allaah Suuradaha Qur’aanka qaar wuxuu ku magacaabay Xayawaan waaweyn iyo kuwa yar yar sida: Al Cankabuut” Caaracaaro” Al namal ” Quraansho”. AL Fiil ” Maroodi” Al Baqara” Sac” Waxa uu ku magacaabay uunkiisa kale Sida: Al […]

1 min read

Nasashada Jimcaha. Q- 350=Haddii aad is leedahay Aqoon ayaad leedahay. Bilawga Suuradahaan macnahooda ma taqaan?=

1.Rusuulkeena Moxamed CSW ayaa yiri: Qofkii Akhriyo Suuradda Ikhlaas ( Qulhuwa laahu) Toban Mar, Allaah ayaa Guri uga dhiso Jannada. Saxiixul Bukhari-6472. ( F.M: 1aad). ( Maxaad Sugee, Maad haddaba Akhrisid) 2. Malakul Jibriil ayaa Rasuulka ku yiri: Moxamadow, Qofna kuguma Saliyo, ilaa isagana ay ku saliyaan 70,000 Malag. ( F.M: 2aad) ( Maxaad Sugee, […]

3 mins read

Maxaa Haweenka Somalida u diiday Madaxnimo?

Haweenkii hore. A. Sumiyah Bintu khabat. Waxa ey aheyd Qofkii ugu Horeyay ee ahaa Muslim Shahiid ah ee Dhiigiisa Dhulka lagu daadiyay. B. Khadija Bintu khuweylid RC. Qofkii ugu horeyay ee Islaamay. C. Hajira. Qofkii ugu horeyay ee Kacbada Degay. D. Maryam Bintu Cimaraan. Haweeneyda kaliya ee Magaceeda Qur’aanka lagu sheegay. E. Shajara Al dura. […]