08 May, 2024
1 min read

Meeqa saac ayey kuu tahay?

Saacadda Noole, waxa ay xisaabisaa 16 Saac oo kaliya. Qof kasta waxa uu ku xisaabtamaa 16kaa saac. Ku xisaabtan Dhaqanka Saaxdda. 1. Waxaa ku Qoran 16 Saac oo kaliya in ay Xisaabi karto. 2. Inta badan Saacadu Dadka uma wada Xisaabiso 16-ka Saac. Mar mar ayeey iyada oo 5 Saac ama 10 Saac joogto u […]

3 mins read

Dowladda Shiinaha oo ka hadashay dagaalka Laascaanood.

Dawladda Shiinaha ayaa golaha ammaanka dhexdiisa kaga hadashay arrimaha Soomaaliya ka dib booqashadii madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh maxamuud. Safiirka Shiinaha u fadhiya Qaramada Midoobay Zhan Jun oo si faahfaasan uga hadlay arrimaha Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday dagaalka Laascaanood. “Dagaalka Laasacaanood ee u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo maleeshiyada deegaanka waxaan ugu baaqeynaa dhammaan qeybaha dagaalka […]

1 min read

Jimca Mubaarak iyo Hooyo ma nasato !!!.

Maanta waa Jimco, 6 Maalmood oo ah Maalmihii shaqada kadib, Dadka Muslimiinta ahi, waxa ay ka nasanayaan shaqadii, inta badan waxa ay isku diyaarinayaan Cibaado iyo Qaraaba salaan, qaarna Xeebta iyo Goobo degan ayeey aadayaan si ay naftoodu u hilmaanto Daalkii 6da maalin. Ardaydii Dugsiyada waa la fasaxay, Xafiisyadii Dowladu waa xiran yihiin, Xarumihii Ganacsiga […]

1 min read

Geedka Midnimada Soomaalida!!!.

Aniga iyo 25 Qof oo Somali ah ayaa aadnay Geedka midnimo oo lagu mideeynayay Somalida, waxaan sii marnay Geedaha Nafleyda kale. intii aan ku sii lugeyneynay waddada dheer ee Miyiga si aan u tagno Geedka mideeynta Somalida, waxaan waddada dhinaceeda ku aragnay. 1. Dhar yaal waddada dhinaceeda waan sii socnay.2. Saxan Bariis ah ayaan aragnay. […]

2 mins read

Xafid Xubinta u gaarka ah Haweenka.

Xubinta haweenka, Bikrada, Dheemanka, Dahabka, Luulka iyo Cambarta. Wax yaalaha Maadiga ah ee Alla Abuuray ee Qiimaha sare leh, si taxadar leh ayaa Alle u daboolay weyna Adagtahay in si fudud lagu helo. 1. Dheemanka “Diamond” waxaa laga helaa meel Hoose oo dhulka ah, si fududna laguma helo. 2. Luulka” Pearls” waxaa laga helaa Gunta […]

1 min read

Visaha Afrika: Kenya oo ku dhawaaqday in Visa aan laga rabin Qurba joog kasta (Diaspora-ha) Madowga ah.

Kenya oo ku dhawaaqday in Visa aan laga rabin Qurba joog kasta ( diaspora-ha) Madowga ah, oo Asalkiisu African yahay. Kenya waxa laga helay, Lafihii Beni aadamka ee ugu Da’da weynaa Aduunka. Madaxweynaha kenya ayaa yiri: Kenya waa hooygii Dadka beni aadamka ah, Qofka Madaw waa sida qof dalkiisa ku soo noqonaa, Qof Dalkiisa Hooyo […]

1 min read

Hamabalyo ku dhihimaa!!! FAALLO.

Ku. Taliyaha Xoogga Dalka Jan. Ibrahim Sh. Muxudiin. Hambalyo ku dhihi maa ilaa aan arko xilka laguu dhiibay sida aad u gudato. Waan ogahay in aad leedahay Aqoon iyo karti aad waajibkaaga ku gudato. Waxaad Sarkaal aheyd laga soo bilaabo wakhtigii kacaanka ilaa maanta, Janaraal nimadaada wadda dheer ayaad u soo martay. Waxaan kaa sugeeynaa […]

1 min read

Socdaalkii dheeraa ee 17 Magaalo. Subaxaan iyo Somali Nabad ah.(FAALLO).

1. Saakay waahiirkii waxaan ka soo jarmaaday BOORAME, Banaanbaxyo is diidan ayaa ka socday. 2. HARGESO, ayaan imid Doorashaa la isku heystay. 3. LAASCAANO, ayaan imid Dagaal culus ayaa ka socday. 4. BOOSAASO, ayaan tagay Go’aankii Daacish iyo Ganacsatadaa isku qataarnaay. 5. GAROOWE, ayaan imid, Khilaaf doorasho iyo Jid xirashaa ka jirtay. 6. GAALKACYO, ayaan […]