19 May, 2024
1 min read

Socdaalkii dheeraa ee 17 Magaalo. Subaxaan iyo Somali Nabad ah.(FAALLO).

1. Saakay waahiirkii waxaan ka soo jarmaaday BOORAME, Banaanbaxyo is diidan ayaa ka socday. 2. HARGESO, ayaan imid Doorashaa la isku heystay. 3. LAASCAANO, ayaan imid Dagaal culus ayaa ka socday. 4. BOOSAASO, ayaan tagay Go’aankii Daacish iyo Ganacsatadaa isku qataarnaay. 5. GAROOWE, ayaan imid, Khilaaf doorasho iyo Jid xirashaa ka jirtay. 6. GAALKACYO, ayaan […]

1 min read

Riwaayadda Madaxtooyada Somaliya.=FAALLO=

Koox Afrikaan ah oo Riwaayadaha sameeyo ayaa lagu yiri: waxaad jishaan Riwaayad ka hadlee hab dhaqanka Guud ahaan Shaqaalaha Madaxtooyada Somaliya. 1.sida ay u dhaqmaan marka ay Madaxda la joogaan. 2. Sida ay u dhaqmaan marka aynan Madaxda la joogin. ( Xirfaddahaa Kaadir Laba Wajiilayaasha isticmaalo waxaa ka mid ah: Xubno Xisbi, Kaadariin Urur, Jilayaal […]

1 min read

Raadkii Musuqa ma la tiray?

Beesha Caalmka ayaa Somaliya Xujo uga dhigtay in lala dagaalamo Musuq maasuqa. Kadibna, Xafiisyo badan oo Somaliya ku yaal oo Shibil iyo Ciidanba leh ayaa la faray in ay la dagaalamaan Musuq maasuqa, waxa ay la yimaadeen farsamo cusub oo lagula dagaalamo Musuqa Cusub iyo Raadkii uu ka tagay musuqii hore. Waxaa la ogaaday Haddii […]

3 mins read

Maxay muhiim ugu tahay magaalada Galcad  Al-Shabaab iyo ciidamada dawladdu ?

Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa hawlgallo ka wada deegaanada ku hareeraysan magaalada Galcad ee gobolka Galgaduud halkaas oo iska hor imaadyo ay ku dhexmareen iyaga iyo ururka al-Shabaab. Weerar ay magaalada ku soo qaadeen Shabaab ayaa waxaa horay ugu dhintay taliye kuxigeenkii ciidamada Danab gaashaanle Axmed Tuurre. Maxay muhiim u tahay magaalada Galcad? Galcad waxay ku […]

2 mins read

Dardaaran Deegaan!!! (Rag dhintay in aad Xasuusato, kuwa nool ayey Ceebtood tahay) .

Subaxaan waxaan ku soo wareegay Degmooyinka Ceel dheer, Galacad iyo Xeebaha Degmada Xaradheere Dadku waxa ay hadal hayaan oo kaliya Dagaalada Deegaanka ka socdo iyo nolol maalmeedkooda. Daqiiqado kadib Safarkeygii Maskaxda Waxaan ku soo noqday Xamar, Dadkii Deegaankaasi ka yimid waxa ay ku mashquulsan yihiin, Ganacsi iyo Doodaha siyaasadda ee aan dhaafsaneeyn Suuq bacaad & […]

3 mins read

Maxaad ka taqaanaa magaalada aysan dowladda iyo al-shabaab toona maamulin?

Deegaanka Teedaan oo kamid ah magaalooyinka ku yaalla bariga gobolka Hiiraan ee laga saaray al-shabaab 10 bilood kahor ayaan wali laga hirgalin adeegyada dawladdu bixiso sida amniga, maxkamadaha, caafimaadka iyo waxbarashada. Odayaasha deegaanka oo kaashanaya maleeshiyooyinka macawisleyda loo yaqaanno ee dagaalka kala hor yimid al-Shabaab ayaa nidaam maxalli ah u sameeyay magaalada, iyagoo ka shaqeeya […]

1 min read

Nasashada Jimcaha. Q- 361=Haddii Sirtaada aad ilaalinee, Tan Dalkana ha hilmaamin ee ilaali=

1. Sirtaada Cidna hala wadaagin, Xattaa Imaamka Masaajidka. Waxaa dhici karto in khudbada Masjidka uu ku soo qaato. Akhwaan Jamaacada ka mid ah ayaa ii sheegay. Kadibna Dadku ku mala awaalaan. ( Haddii Sirtaada aad ilaalinee, Tan Dalkana ha hilmaamin ee ilaali) 2. Gaalkacyo Tubada Biyaha laga cabo ee loogu jecelyahay waa Tubada Laba xiniinyood. […]

3 mins read

Muxuu ahaa shirka dhex maray Farmaajo iyo Muuse Biixi ee hadal heynta dhaliyay?

Kulankii madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxwaynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu Dhawaaqday Madaxbannaanida ee Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa 11-kii Febraayo 2020 ka dhacay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Farmaajo wuxuu xilligaas Addis Ababa u joogay shirka sannadlaha ah ee madaxda Midowga Afrika. Dhanka Somaliland, horey ugama qeybgali jirin […]