1 min read

Hamabalyo ku dhihimaa!!! FAALLO.

Ku. Taliyaha Xoogga Dalka Jan. Ibrahim Sh. Muxudiin.

Hambalyo ku dhihi maa ilaa aan arko xilka laguu dhiibay sida aad u gudato.

Waan ogahay in aad leedahay Aqoon iyo karti aad waajibkaaga ku gudato.

Waxaad Sarkaal aheyd laga soo bilaabo wakhtigii kacaanka ilaa maanta, Janaraal nimadaada wadda dheer ayaad u soo martay.
Waxaan kaa sugeeynaa in aad Cadaalad wax ku maamusho, xaqa Asgarigana aad dhoowrto nolosha dhibanaha ciidanka ahna aad daryeesho.

Muddo dheer ayaan is naqiin. Ogow ummaddu waxa ay qiimeey doontaa wax qabadkaaga ciidannimo, xirfadaada Ciidan ha siyaasadeyn.

Waxaan kuu rajeeynaa Guul. Wadada suuban Allaah ha kugu toosiyo.

Qore: Yahya Amir