1 min read

Meeqa saac ayey kuu tahay?

Saacadda Noole, waxa ay xisaabisaa 16 Saac oo kaliya. Qof kasta waxa uu ku xisaabtamaa 16kaa saac.

Ku xisaabtan Dhaqanka Saaxdda.

1. Waxaa ku Qoran 16 Saac oo kaliya in ay Xisaabi karto.

2. Inta badan Saacadu Dadka uma wada Xisaabiso 16-ka Saac. Mar mar ayeey iyada oo 5 Saac ama 10 Saac joogto u boodaa saacaddu Nambarka 16aad.

3. Saacaddu Gadaal uma noqoto, suuragal mahan iyada oo 12 Saac joogto in ay u noqoto 9 Saac, Hore ayeey u sii siqee mar kasta dhinaca No. 16.

A) Adigu Hadda Numbarkeed Joogtaa?.
B) Inta aad soo martay iyo inta kuu dhiman yaa badan?
C) Ma ogtahay in ay hal mar u boodi karto No. 16.

Iska jirhee. Khaatumadda Alla ha kuu suubiyo. Aamiin

Qore: Yahya Amir