23 Apr, 2024
1 min read

Madaxa Midowga Yurub oo booqanaysa Jasiiradda Lampedusa kaddib markii ay korodhay tirada Muhaajiriinta.

Madaxweynaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa booqatay xarunta qaabilaadda muhaajiriinta ee jaseeradda Lampedusa ee dalka Taliyaaniga, kaddib markii Ra’isul Wasaaraha wadankaasi ay taageero waydiisatay Midowga Yurub, xili uu kordhay qulqulka muhaajiriinta gaaraysa jazeeradda. In ka badan 8,000 oo muhaajiriin ah ayaa Lampedusa gaaray sedexdii maalmood ee u dambeysay. Ra’isul Wasaaraha Taliyaaniga Giorgia Meloni […]

1 min read

Dowladda Ruushka oo dalkeeda ka ceyrisay Diblomaasiyiin Mareykan ah.

Diblomaasiyiin ka tirsan safaaradda Mareykanka ee Ruushka, oo lagu kala magacaabo Jeffrey Sillin iyo David Bernstein, ayaa lagu amray inay isaga baxaan dalka Ruushka . War ay so saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ruushka ayaa lagu sheegay in diblomaasiyiintan ay muddo 7 maalmood gudahood ah ah ay Ruushka uga baxaan. Sida lagu sheegay qoraalka wasaaradda […]

1 min read

Tiktok oo lagu qanaaxay inay bixiyeen lacagtii ugu badneyd abid oo dhowr boqol oo milyan ah

Hay’adda Dhowrista xogta dadweynaha ee dowladda Ireland u qaabilsan dhowrista sharciyeynta iyo sharci-mairinta shirkadaha internetka iyo baraha bulshada ayaa ku xukumay shirkada TikTok ganaaxii lacageed ee ugu sarreeyay abid. Lacagta lagu xukumay TikTok ayaa gaareysa sadddex boqol iyo kontan milyan oo doolar. Xukunka ayaa ka dhashay dacwad la xiriirta sida ay shirkadu u maareysay xogta […]

1 min read

Maraykanka oo ka digay halis uga iman karta argagixiso gudaha ama dibadda ah.

WASHINGTON — Masuuliyiinta dalka Maraykanka ayaa ka digaya inay jirto “khatar aad u sarraysa” oo la xidhiidha weeraro ka iman kara argagixiso gudaha ah ama kuwo debedda ah sannadka soo socda. Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin cusub oo ay Khamiistii sii daysay Waaxda Amniga Gudaha ee Maraykanku. Warbixintan ayaa farta ku fiiqday, waxa ay ku […]

1 min read

Ingiriiska, Fransiiska iyo Jarmalka oo mar kale cunaqabateyn kusoo rogaya Iiraan

Ingiriiska, Fransiiska, iyo Jarmalka ayaa shaaciyay inay bisha dambe mar kale cunaqabateyn ku soo rogi doonaan Iran si dalkaasi looga hor tago inuu Ruushka ka iibiyo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn iyo gantaallo. Cuna qabateynta ayaa dhaceysa bisha Oktoobar. Sanadkii 2025-kii, Iran waxay ogolaatay heshiis caalami ah oo loogu tala galay in lagu xaddido barnaamijkeeda nukliyeerka. […]

1 min read

Hay’ad Faransiis ah oo ku baaqday in suuqa laga saaro Iphone 12 ka dib markii laga helay shucaac badan.

Hay’ad dawladi ah oo Faransiis ah ayaa ku amartay shirkadda Apple inay suuqyada Faransiiska ka saarto ama kala baxdo telefoonada Iphone 12, iyaga oo ku eedeeyey in telefoonadaasi ay leeyihiin shucaac aad u sarreeya. Hay’adda Qaran ee la socoshada Hirarka ee dalka Faransiiska, oo qaabilsan inay isha ku hayso heerka shucaaca ee aaladaha ku shaqeeya […]