1 min read

Masaajidada UK oo lacag uruurin u sameeyay Libya.

Masaajida ku yaala dalka UK ayaa deeqo loogu uruurinayey dalka Liibiya.

Salaada jimcaha – maalinta ugu mashquulka badan usbuuca ee masaajidada, ayaa lacago loogu uruuriyay dadka Libya.

Barnaamijkan ayaa waxaa isku soo dubariday hay’adda Islamic Relief oo kooxo iyada katirsan ay hadda joogaan Libya iyadoo kaasahneysa masaajiddo dhowr ah.