17 May, 2024
1 min read

Maraykanka oo 85 milyan oo dollar oo gargaar ah u diidaya Masar. 85 milyan oo dollar oo gargaar ah u diidaya Masar.

Mareykanka14 Sebtembar 2023 Maraykanka oo 85 milyan oo dollar oo gargaar ah u diidaya Masar. ayaa qorsheynaya inuu joojiyo 85 milyan oo dollar oo ah gargaarka milatari ee Masar, sababtoo ah Qaahira waxay ku guuldareysatay inay buuxiso shuruudaha Mareykanka ee sii deynta maxaabiista u xiran arrimaha siyaasadeed iyo arrimo kale, sida lagu sheegay ogeysiis Congress-ka […]

1 min read

Maxaad ka taqaanaa IPhone-ka uu Faransiiska joojiyay kadib walaac uu ka muujiyay heerarka shucaaca ee uu sii daayo?..

Faransiiska ayaa ku amray shirkadda Apple inay joojiso iibinta taleefoonka iPhone 12 maadaama uu sii daayo shucaac aad u badan. Talaadadii, ilaalada Faransiiska ee maamusha inta jeer ee raadiyaha ayaa sidoo kale u sheegtay shirkadda weyn ee teknolojiyadda inay hagaajiso taleefannada hadda suuqa ku jira. Waaxda ANFR ee Fransiiska waxay kula talisay Apple in haddii […]

1 min read

Musiibada Libya oo keentay in kooxaha cadawga isku ah ay wada shaqeeyaan.

Saamaynta masiibada ah ee ka dhalatay Duufaanta Daniel ee bariga Liibiya ayaa mideysay kooxaha iska soo horjeeda. Liibiya waxa maamula kooxo iska soo horjeeda – Dawladda Midnimada Qaran ee caalamku aqoonsan yahay ee galbeedka (GNU), iyo baarlamaanka, oo loo yaqaan Golaha Wakiilada, ee bari. Markii xaaladu faraha ka baxday , waxaan aragnaa tusaalooyin qaar oo […]

1 min read

Qarax lala eegtay kolonyo Ciidamada Kenya oo howlgalo ka waday gobolka W/Bari.

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso ayaa waxaa lala beegsaday Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Kenya ee ka howlgalla Gobolka Waqooyi Bari, kuwaas oo marayay duleedka Magaalada Lamu waxaana ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa ayaa warraka la helay waxaa ay sheegayaan in uu haleelay mid kamid ah gaadiidka […]

1 min read

Maraykanka oo Iran u fasaxaya $6 billion si ay u sii daayaan shan muwaadin oo Maraykan ah.

WASHINGTON — Dawladda Maraykanka ayaa qaaday tallaabo jidka u xaadhaysa in la sii daayo shan muwaadin oo u dhashay dalka Maraykanka kuwaas oo ku xidhan dalka Iran, ka dib markii dawladda Maraykanku ay ogolaatay in dalka Iran loo fasaxo lacag gaadhaysa illaa $6 billion oo dollar oo kaga xanniban dalka Koonfurta Kuuriyada, iyada oo lacagtaas […]

1 min read

Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo ku sii jeeda Ruushka.

Moscow iyo Pyongyang ayaa xaqiijiyay in hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong Un, uu booqan doono Ruushka maalmaha soo socda. Kremlin-ka ayaa sheegtay in booqashada rasmiga ah ay jawaab u tahay martiqaad uu u fidiyay madaxweyne Putin. Goor sii horeysay, warbaahinta Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegtay in tareenka gaashaaman ee Kim uu ku sii jeedo magaalada Vladivostok, […]