23 Apr, 2024
1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Lama Aqbali Doono in La Xagal Daaciyo Halganka Dalka Looga Xoreynayo Khawaariijta”

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane  Xamsa Cabdi Barre oo hadlayey Saraakiil iyo geesiyaal ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa sheegay in aan la aqbali doonin wax walba oo xagal-daacinaya halganka uu dhiigga badan u soo daatay ee dalka looga sifeynayo cadowga Khawaarijta ah. “Halgankan aad dhiigga badan u soo hurteen lama aqbali […]

1 min read

Wasiir Roobow “Khawaarijta waa laga adkaanayaa, meelo badan ayaana looga adkaaday”.

Wasiirka awqaafta iyo arrimaha diinta dowladda FS mudane Mukhtaar Roobow iyo qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa bogaadiyey guulaha ay ciidanku ka gaareen furimaha dagaalka, iyagoo caddeeyey in dagaalkan uu yahay mid xaq ah oo lagula dirirayo koox burcad ah oo diinta Islaamka ka been sheegtay. Wasiir […]

1 min read

Madaxweyne Musa Bixi oo aqblay soo-jeedintii odayaasha dhaqanka ee dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay.

Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed madax-banaanida ugu dhwaaqday ee Somaliland ayaa aqblay soo-jeedintii odayaasha dhaqanka ee dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay. Guddidigan oo ku jiray xallinta jabhadda buurta gacanlibaax iyo khilaafka doorashooyinka ayaa horay go’aamo kasoo saaray arrimhii ay xallintooda ku jireen. Waxaana ergadani Somaliland fartay in ay cafiyaan xubnaha jabhadaas iyo in doorashooyinka murankoodu sababay samaysanka jabhaddan isku […]

1 min read

Afgambi ka dhacay dalka Gabon.

Saraakiisha ciidamada ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka Gabon iyagoo sheegay inay la wareegeen xukunka. Waxa ay sheegeen in ay baabi’inayaan natiijadii doorashadii Sabtidii ka dhacday dalkaasi oo lagu dhawaaqay in madaxweyne Cali Bongo uu ku guuleystay. Guddiga doorashada ayaa sheegay in Mr Bongo Afgambigiisu uu soo afjari doonaa 53 sano oo qoyskiisu ay xukunka […]

1 min read

Madaxweyne Qoor-qoor oo gaaray deegaanno hoos taga Ceelbuur

Ceelbuur :-Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane, Axmed Cabdi Kaariye ayaa gaaray deegaanno hoostaga degmada Ceelbuur oo dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta Al-Shabaab. Safarka Madaxweynaha ayaa ujeedkiisu yahay u kuurgelidda xaalada deegaanadaas iyo dhiirragelinta ciidamada qalabka sida ee geesiyaasha ah iyo shacabka deegaanka, kuwaasoo u awood sheegtay kooxaha khawaarijta ee argagaxisada ah.

1 min read

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo gaaray taliska ciidanka xoogga ee Aadan yabaal

Aadan yabaal-:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa gaaray taliska ciidamada Xoogga Dalka ee dagaalka lagu ciribtirayo Khawaariijta ee degmada Aadan Yabaal, halkaas oo si diirran ay ugu soo dhaweeyeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ujeedada safarkiisu ay tahay sidii uu u dhiirigelin lahaa geesiyaasha ciidanka Xoogga Dalka […]

1 min read

Maxay tahay kooxda Al-shabaab ee dhawaan uu goolasha ka dhaliyay Ronaldo?

Kooxda Kubadda Cagta al-Shabab ama Naadiga Kubadda Cagta Dhallinyarada, waa koox kubbadda cagta ah oo ka dhisan dalka Sucuudi Carabiya, fadhigeeduna yahay magaalada Riyaadh. Waxaa la aas aasay sanadkii 1947-dii, waxaana markii hore loo bixiyay Shabaab Al Riyaadh, taasoo macnaheedu yahay Naadiga Dhalinyarada ciyaaraha ee Riyaadh, balse sanadkii1967-dii ayaa loo bixiyay magaca Al Shabaab. Haddaba […]