26 Jul, 2024
1 min read

ATMIS oo ku dhawaaqday in Soomaaliya ay ka saareyso 3,000-askari dhammaadka bisha September.

 Shir jiraa’id uu taliyaha ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, Sarreeye Guud Som Okiding ku qabtay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho ayuu ku sheegay ka bixitaanka tirada 3,000 ( Saddex kun) oo askari ee ay ka baxayaan Soomaaliya qeyb ka tahay qorshaha qaraarka golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay oo dhammaadka sanadka 2024-ka, guud ahaan ciidamada ATMIS […]

1 min read

Madaxweyne Shariif oo ku baaqay in ‘wadahadal’ lagu dhammeeyo colaadda Laascaanood.

Muqdisho: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa baaq nabadeed kasoo saaray xaaladda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, isaga oo ku baaqay in ‘wadahadal’ lagu dhammeeyo colaadda. “Dagaalkan wuxuu qixiyay shacab badan oo xaalado kala duwan ku sugnaa intii uu socday, waxaa ku dhintay dad aan waxba galabsan waxaas oo dhibaato ahna waxay […]

1 min read

Madaxweyne Xasan Sheekh “Kuwa ka shaqaynaya inay ciidanka taswiish galiyaan ogaada waa Shabaab”

Madaxweynaha JFS mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka lagu ciribtirayo Khawaarijta ayaa farriin u diray ciidanka xoogga dalka iyo ciidamada deegaanka, taas oo ku aadan inay sii xoojiyaan gulufka ay dhabarka uga jabinayaan argagixisada. Mudane Xasan Sheekh ayaa ciidanka dareensiiyey inay dagaalka ka soo bilaabeen dhul boqolaal Km ka fog degmooyinka […]

1 min read

Cali Guudlaawe oo abaabul dagaal ka wada Aadan Yabaal.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa kormeeray furimaha dagaalka, halkaas oo uu ka socdo abaabuka guluf culus oo lagu cirib tirayo khawaarijta. Madaxweyne Cali Guudlaawe oo ku sugan magaalada Aadan yabaal ee gobolka Shabeellada dhexe ayaa sheegay in ay halkaasi u tageen dhiirri gelinta Ciidamada qalabka sida, xoogagga deegaanka iyo abaabulka bulshada deegaanka. […]

1 min read

Wasiirka Arrimaha gudaha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Xarardheere.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane, Axmed Macallin Fiqi oo maalmahan howlo shaqo ujoogay Galmudug ayaa isaga iyo wafdi uu hoggaaminaya waxay gaareen degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Wasiirka Arrimaha gudaha oo ay wehliyaan mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka federaalka iyo Galmudug ayaa waxa uu socdaalkiisu la xiriiraa dardargelinta howlgallada lagu ciribtirayo […]