1 min read

Madaxweyne Musa Bixi oo aqblay soo-jeedintii odayaasha dhaqanka ee dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay.

Madaxweynaha jamhuuriyadda iskeed madax-banaanida ugu dhwaaqday ee Somaliland ayaa aqblay soo-jeedintii odayaasha dhaqanka ee dhex-dhexaadinta isu xil-qaamay.

Guddidigan oo ku jiray xallinta jabhadda buurta gacanlibaax iyo khilaafka doorashooyinka ayaa horay go’aamo kasoo saaray arrimhii ay xallintooda ku jireen.

Waxaana ergadani Somaliland fartay in ay cafiyaan xubnaha jabhadaas iyo in doorashooyinka murankoodu sababay samaysanka jabhaddan isku mar la wada qabto 13 november ee 2024.