28 Sep, 2025
1 min read

Mareykanka oo sheegay inuu duqeyn cusub la beegsaday Al-Shabaab.

MUQDISHO :- Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa ayaa sheegay in duqayn is-difaacid wadajir ah ay la beegsadeen maleeshiyaadka al-Shabaab 15-kii bishan August, ayna ku dileen shan ka tirsan maleeshiyaadka al-Shabaab. Duqayntan ayaa AFRICOM sheegtay inay ka dhacday meel u dhow Cali Heele oo 244 KM Waqooyi Bari ka xigta Muqdisho. Duqayntan ayaa Maraykanku sheegay inay […]

1 min read

Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland oo cambaareysay dilka AUN abwaan Jaamac Kadiye.

Warqad kasoo baxday Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanideeda ee Somaliland ayaa lagu cambaareeyay dilka loo gaystay Alle ha u naxariistee Abwaan Jaamac Kadiye oo u dhintay madfac shaly kula dhacay gaarigiisa. Waxaa bayaanka lagu tilmaamay in abwaanku uu ka mid ahaa “hal abuurka iyo haldoorka dalka” balse waxay dilka ku eedeeyeen waxa ay […]

1 min read

Prof. Yahya Amir: Ardayda, Danyarta & Cadaaladda Shaqo

Dugsiga Sare ayey ka bexeen , kuwa kalena Jaamacadda Heerka 1aad & 2aad ayey soo dhameeyeen, Aqoontoodu waa fiican tahay, fifircooni dhalinyaramino iyo Hamuun shaqo ayaa ka muuqato. Waxaa la yiri: Dhowr shaqo ayaa ka banaan Xafiisyada Dowladda, kuwa Maamul Gobaleedyada iyo Shirkadaha. Waxay u diyaargaroobeen Tartankii Imtixaanka. Laakin, Tartane No. 3 ahna Qof la […]

1 min read

RW Xamza oo soo saaray amar la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

MUQDISHO :- Ra’iisul Wasaare Xamza Cabdi Barre ayuu faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada in ay ka qeyb qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Xamza ayaa hadalkan ka sheegay shirkii golaha wasiirada xukuumadda oo uu maanta guddoomiyey. Shirkan ayaa waxaa warbixin ku saabsan howlgallada socda ee ka dhanka ah Al-Shabaab looga […]

1 min read

Madaxweyne Muuse Biixi, Ra’iisul wasare Xamse iyo madaxda kale ee ka hadashay geerida abwaan Jaamac Kadiye.

Dad badan oo ay ku jiraan madax kala duwan ayaa ilaa iyo hadda ka hadashay geerida abwaan Jaamac Kadiye oo shalay galab lagu dilay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Madaxdaas oo intooda badan tacsi u diray qoyskii uu abwaanku ka baxay iyo guudahaan bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka mid ah raysal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xamse […]

1 min read

Banaanbax lagu taageerayo wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka Al-Shabaab oo ka dhacay Baxdo.

Baxdo :- Isku soo bax balaaran oo ay ka soo qayb galeen  maamulka deegaanka Baxdo iyo dadweynaha kalkala yimid Cadaado, Godinlabe, Ardo,Marsamage,Dhuumodle,Dhagtuur,Kaxandho,Cadakibir iyo magaalooyin kale oo hoostaga gobolka Galgaduud ayaa lagu taageerayay wajiga labaad ee dagaalka iyo dhameystirka wajigii kowbada ee ka dhanka ah Khawaarijta. Dibadbaxaan oo saaka ka bilowday deegaannada Galgaduud ayaa dadka deegaannadaasi […]

2 mins read

Culimaau’diinka Soomaaliyeed oo meel adag ka istaagay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

Muqdisho :- Culimada Soomaaliyeed ayaa  si adag uga hadalay dagaalka ka dhanka Khawaarijta waxaan ay sheegeen in loo baahan yahay in loo midoobo oo la garab istaago dagaalka u ku dhawaaqay madaxweynaha ee looga xoreynayo dalka Argagixisada. Barnaamij gaar ah oo ka baxay warbaahnta dowladda oo ay ka qayb galeen  Culima udiinka ayaa sheegay in […]