24 Apr, 2024
1 min read

Iran oo diidday in ay safiir u dirto Sweden, kadib kitaabkii qur’aanka ee lagu gubay.

Dowladda Iran ayaa diiday in ay safiir cusub u soo dirto dalka Sweden, kadib markii nin mudaaharaadayay uu qur’aan ku gubay bannaanka masjid ku yaalla caasimadda Stockholm. Qaxooti u dhashay dalka Ciraaq ayaa kitaabka ku gubay bannaanka masjidka maalintii koowaad ee Ciidul Adxaa. Wasiirka arrimaha dibadda Iran, Hossein Amirabdollahian, ayaa dowladda ku eedeeyay inay siisay […]

1 min read

Dowladda Sweden oo ka hadashay kitaabka Qur’aanka kariimka ah ee lagu gubay dalkeeda.

Gubashada Qur’aanka: Dowladda Sweden oo cambaareysay gubitaanka Qur’aanka kariimka ah, waxayna u aragtaa fal Islaam-naceyb ah. Dowladda Sweden ayaa cambaareysay falkii uu ku gubay nin u dhashay dalka Ciraaq oo degenaa dalka Sweden, kitaabka Quraanka Kariimka ah ee lagu gubay afaafka hore ee Masjidka weyn ee magaalada Stockholm, iyadoo u aragta waxa uu sameeyay inuu […]

1 min read

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka iyo Saraakiil Maraykan ah oo gaaray degmada Galcad ee G/Galgadud.

Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed,Gen.Ibraahim Sheekh Muxyadiin Cadow ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay gobolka Galgaduud tan iyo markii xilkan loo magacaabay bishii June, ee sanadkan.. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka iyo saraakiil Mareykan ah ayaa booqday furimaha dagaalka, wuxuuna tegay Galcad ee Gobolka Galgaduud halkaas oo si weyn loogu soo dhaweeyay. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka ayaa […]

1 min read

Dowladda Soomaaliya oo wada dadalo la xiriira sidii hadal ay ula geli lahayd Maamulka Puntland.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada dadalo la xiriira sidii hadal ay ula geli lahayd Maamulka Puntland, sida ay Warbahintaa Risaala u xaqiijiyeen Ilo wareedyo lagu kalsoom yahay . Dawlada Federaalka ayaa walaac ka muujisay war dhawaan ka soo yeeray wasiirka Maaliyadda maamulka Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad oo dalbaday  in la hakiyo Hannaanka Deyn cafinta Soomaaliya […]

1 min read

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la qaatay Ergeyga ah ee Midowga Afrika.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa ATMIS Ambassador Maxamex El-Amine Souef, taliyaha ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding iyo Taliyaha Booliska ee ATMIS. Arrimaha labada dhinac ay ka wada hadleen waxaa ka mida ahaa […]

1 min read

Shir deg deg ah oo la’isugu yeeray dalalka Islaamka si looga fal celiyo kitaabkii Qur’aanka ee lagu gubay Sweden.

Wadamada Muslimka ah ayaa ku shiraya dalka Sacuudiga si ay uga hortagaan gubitaanka qur’aanka kariimka ah ee lagu gubay dalka Sweden. Ururka OIC ayaa shir deg deg ah ku yeelanaya magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga, waxaana shirkan looga hadlayaa sidii si wadajir ah tallaabo looga qaadi lahaa gubitaanka Qur’aanka Kariimka ee Arbacadii ka dhacday dalka […]

1 min read

Qabanqaabadii Shirka 14aad Ururka Cilmibaarista Caalamiga ee Soomaaliyeediyo Dalladda Ururada Soomaaliyeed ee Sweden

Annagoo ku hadlayno magaca Guddiga Qabanqaabada Ee Shirka 14aad Ururka Cilmibaarista Caalamiga ee Soomaaliyeed iyo Dalladda Ururada Soomaaliyeed ee Sweden, waxaa sharaf noo ah in aan si rasmi ah kuugu casunno ka qaybgalka Shirweynaha 14aad ee Ururka Cilmibaarista Caalamiga Somaliyeed (Somali Studies International Association Congress). Shirka waxa uu ka dhici doonaa magaalada Gothenburg ee dalka […]

1 min read

Guriga duqa msgaalada Paris L’Haÿ-les-Roses oo xalay la weerary.

Habeenimadii xalay, dad ayaa baabuur ku dhuftay guriga duqa magaalada Paris ee kuyaalla xaafada L’Haÿ-les-Roses, sida ay masuuliyiintu sheegeen. Weerarku wuxuu dhacay abaaro 01:30 (23:30 GMT), markaas oo Vincent Jeanbrun uu ku sugnaa xafiiskiisa. Xaaskiisa iyo labo caruur ah oo uu dhalay ayaa hurdayay markii kooxihii weerarka geystay oo aan la garaneyn ay albaabka ka […]