1 min read

Wasiirka arrimaha gudaha XFS oo kulan la qaatay Ergeyga ah ee Midowga Afrika.

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta la kulmay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa ATMIS Ambassador Maxamex El-Amine Souef, taliyaha ciidanka ATMIS Lt. Gen. Sam Okiding iyo Taliyaha Booliska ee ATMIS.

Arrimaha labada dhinac ay ka wada hadleen waxaa ka mida ahaa dadaallada nabad dhiska, xasillinta deegaannada dhowaan la xoreeyay iyo qaar kale.