01 May, 2024
1 min read

Al-shabaab oo shan qof ku dilay gudaha Kenya.

NAIROBI — Shan qof ayaa la dilay Axadii kadib markii dabley hubeysan ay weerar ku qaadeen laba tuulo oo ka tirsan degmada Lamu ee Koonfur Bari Kenya, sida ay booliisku sheegeen. Kooxda weerarka soo qaadday ayaa sidoo kale gubay guryo iyo hanti kale oo ay burburiyeen. Booliisku waxay dhacdada ku tilmaameen “Weerar Argagixiso” oo ay ku […]

1 min read

Erdogan oo Putin ku booriyay inuu u dhaqmo si ‘xikmad’ leh

Madaxweyne Tayyib Erdogan ayaa Sabtidii khadka taleefoonka kula hadlay dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin, wuxuuna ku booriyay inuu u dhaqmo si caqli-gal ah, kadib markii dagaalyahannada calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka ay billaabeen duqeymo hubeysan, sida ay sheegtay madaxtooyada Turkiga. Putin, ayaa ku tilmaamay ficillada kooxda Wagner inay yihiin “khiyaano qaran” mar uu khudbad degdeg […]

1 min read

Dagaal ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood.

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Somaliland iyo kuwa xoogagga degaanka ee la Magac baxay SSC ayaa ka socda duleedka magaalada Laas-Caanood ee Xarunta Gobolka Sool, waxaana ka dhashay khasaaro kala duwan. Dagaalka ayaa waxaa ka horreeyay tiro madaafiic ah oo ay is dhaafsanadeen Ciidamada Somaliland iyo xoogagga SSC, kuwaas oo ku kala dhacayay Magaalada […]

1 min read

Golaha Wasiirada Hirshabeelle oo meel mariyay Hindise Sharciyeedka Waddo-Marista.

Madaxweynaha DDowlad goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Gudoomiyay Shirka Golaha Wasiirada ee Dowladda Hirshebeeelle. Shirka Golaha Wasiirada ayaa caawa looga hadlay Arrimaha amniga, xaqiijinta nabadgelyada deegaanada xorta ah, iyo Dardargalinta iyo tayeeynta hanaanka Garsoorka, si bulshadu u hesho garsoor cadaalad ah. Wasiirka Wasaaradda Amniga ayaa Golaha uga waramay xaaladaha amni ee deegaanada Hirshabeelle […]

1 min read

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xuska Todobaadka xorriyadda.

Wasiirka arrimaha Gudaha ee XFS ahna Guddoomiyaha guddiga u diyaar garowga xuska maalmaha Xorriyadda mudane Ahmed Cali Fiqi ayaa shir guddoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayay isku dubaridka. Munaasabadaha isa-saaran ee nagu soo fool leh, iyada oo uu kulankan goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale […]

1 min read

MW Xasan Sheekh oo Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee QM.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Mareykanka ayaa Magaalada New York kula kulmay xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres. Kulanka Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xoghaya guud ee Qaramada Midoobaya ayaa diiradda waxaa lagu saaray qodobo ay ka mid yihiin nabadda, amniga, xasilinta iyo xaaladda bini’aadantinimo. sida lagu yiri qoraal […]