23 Apr, 2024
1 min read

Xisbiga WADDANI Oo Wada-hadallo Toos Ah La Furay 4 Urur Siyaasadeed.

Xisbiga WADDANI ayaa wadahadallo toos ah waxa uu maanta la furay qaar ka mid ah ururradii aan ku soo bixin waajigii saddexaad ee doorashadii ururrada siyaasada Somaliland. Ururradan iyo guddi uu xisbiga WADDANI u magacaabay wada-hadallada ururrada ayaa maanta kulamkoodii kowaad ku yeeshay hudheel Maansoor ee magaalada Hargeysa. Ururada uu la kulamay xisbiga WADDANI waxa […]

1 min read

Cudurka Daacuunka oo ka dilaacay magaalada Mandheera ee G/W/Bari Kenya.

Cudurka Daacuunka oo dhawr gobol oo dalkan Kenya ah ka dilaacay, oo horeyna loogu arkay gobollada Gaarissa iyo Wajeer, ayaa haatanna la xaqiijiyey inuu gaaray Mandheera. Bishan January bartamaheedii, ayaa qofkii ugu horeeyey ee cudurkaasi ku dhacay loo dhigay isbitaalka. Dr Maxamuud Aadan Maxamed, oo ah madaxa xafiiska caafimaadka ee maamulka Mandheera, ayaasheegay in muda […]

1 min read

Shir ay ku arrin sanayaan madaxda dhaqanka oo ka furmay magaalada Laacaanood.

Waxaa ka furmay magaalada Laasacaanood shir ay isugu imanayaan salaadiin halkaa ku sugnaa maalmihii la soo dhaafay. Ujeedada shirkan, ayaa lagu sheegay inuu yahay aayo ka tashiga maamulka gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn. Madax dhaqameedka ku sugan Laasacaanood, ayaa diiddan kamid ahaanshaha jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland, oo magaalada xukumaysay 15-kii sano ee […]

1 min read

Doorshada kursiga HOP#147 ee uu banneeyay Mahad Salaad oo la shaaciyay xilliga ay dhaceyso.

Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee doorashada kuraasta ka dhimman Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta shaaciyay xilliga la qabanayo kursigii uu banneeyay agaasimaha hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA Mahad Salaad. Kursigan oo tirsigiisu yahay Hop174 ayaa deegaan doorashadiisu tahay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka goboleedka Galmudug, waxaana guddigu uu sheegay inay doorashadiisu dhici doonto kowda bisha […]

1 min read

Dalka Hindiya oo laga soo saarey talaalka sanka laga qaato oo Covid19 lagula tacalo.

Hindiya ayaa ansixisay tallaalkeedii ugu horreeyay oo Covid-ka sanka laga qaadanayo ah. Waxaa sameysay shirkadda Bharat Biotech. Talaal iNCOVACC, ayaa waxaa loo isticmaalaa qaab dhibic ah, waxayna keeneysaa kicinta difaaca unugyada safan daloolka sanka. Bishii Sebtembar ee sanadkii tagay ee 2022-kii, Shiinaha ayaa wuxuu oggolaaday tallaal neef ah oo Covid ah, oo lagu maamulo qaab […]

1 min read

Garu Laba Nin kama wada qosliso!!!.

26 Jan. 1991, Maalintaa aad ayaan u Faraxsanaa, waxaa la gaaray natiijo muddo dheer aan sugayay, dhib badanna aan u soo maray sidii aan uga bixi lahaa dhibaatadaa. Maalintaa wixii ka horeeyay Nafteeyda, Sharafkeeyga iyo xuquuqdeeyda muwaadinnimo khatar ayeey ku jireen, mana jirin Dambi aan Qaranka ka galay. Wakhtigaa wixii ka horeeyay Dadka qaar waxa […]