Culumada iyo waxgaradka jaaliyada Natherland oo duvor iyo allabari qabsadeen
1 min read

Culumada iyo waxgaradka jaaliyada Natherland oo duvor iyo allabari qabsadeen

Culumada iyo waxgaradka iyo dhalinyarada iyo uqaasha jaliyada soomalida ah ee ku dhaqan magalada Zwolle ee dalka Nederland ayaa maanta iskugu yimid xarunta jaaliyada Ay kuleyihiin magalada zwoolla.

Hadaba kulankan ayaa waxaa uu ahaa mid uu soo qaban qabiyay gudomiyaha jaaliyada Somaliyeed ee dalka Nederland Cabdulqadir Cali Nuune waxaana uu ahaa mid quraan aqris ah looguna duceynayay xubin muhiim ah oo katirsan jaaliyada mudane jumbur uu in dhowr casho ah ku jira mid kamid ah isbitalada dalka Nederland.

Waxaana Alla weyne Loo gugu baryay in uu cafimad tam ah ku soo dajiyo sido kalane waxaa halkasi. Logugu duceyay mama maryan oo ayadane ku xanuunsan dalka Nederland Ayada inta xanuunsan rabi kadulqado xanuunka ugu dambeyntii kulankaasi qur aan aqris ka ah waxaa kahadlay Gudoomiye.

Nuune waxaa uu dalbaday in fataxada Loo maro dadki dhawantan ku hanti iyo dara beleyn masiibadii dabka aheyd ee dagmada Xamarweyna ku dhufatay iyo roobabkii maheganka ahayen ee indhawalaba kada ayay magalioyinka iyo gobalada dalka soomaliya in uu rabi unogaga dhigo mid Raxmad ah colaadaha iyo xasuuqa kasucodo.

Qasane in uu rabi ka kor yela muslimiinta Reer falastiin majidka Alaqsane uu rabi xifdiyo ayaa uu Gudoomiye nuune ku gaabsaday.