Xaflad qado sharaf oo loo sameyey dhalinyarada Zwolla ku soo biirtay
1 min read

Xaflad qado sharaf oo loo sameyey dhalinyarada Zwolla ku soo biirtay

waxaa maanta xaflad qado sharaf iyo soo dhaweyn ah Loo sameyay dhamaan dhalinyaro Soomaaliyeed ku soo biirtay magalada Zwolle ee wadanka Nederland.

dhalintan ayaa waxaa ay noqdeen soomalidii ugu baneneyd oo qaxooti ah soo garan Zwoolla kam kuyalo lakeno
dadka soo galotiga ah ee sharci lanta ah ee ku sugan kamamka.

Gudoomiyaha Jaaliyada Nederland ah madaxa sare ee dalada SFON ,cabdulqadir cali nuune mar uu lahadlayahy warbahin soomaliweyn ayaa waxaa uu shegay dhalinyaradan in Waxa badan Ay ka fa didoonan

jalaiyada Zwoola iyo Nawaaxigeeda Abdikadir Ali Nuune waxaa kaloo uu ku soo dhaweeyey dhalinyaradaa si diiran una sheegay macnaha Ay San aheyn halkan. Isku barta iskana

warqaadan lakiin. Ay wadankan Nederland uu leyahay fursado shaqo iyo waxbarasho iyo isdhaxgal bulsho. Loona Libahan yahay in Laga fa ideysto fursdaha shaqo uu heysto dalkan dhalinyardii lugu soo dhawey gobalkan ayaa waxaa Ay soo

xushten wakiil ku hadlayo afkooda lahadlayahay war bahinta soomali weyn waxaa kaloo halkaasi ugu dambeyntii Ay juwadaqadeyeen jaliyada iyo Madaxdeyda ayagona halkasi ugu dambeyntii logu dyceyay dhaman umada soomaliyed in uu rabi kadulqado colaada iyo rabashada ka socda dhulka falastiin in uu rabi malaxa cam ah ku soo dajiyo halkaasi.

Bashiir jiidaal soomaliweyn

Zwoolle Nederland