Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Natherland oo shir loo qabtay
1 min read

Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Natherland oo shir loo qabtay

Waxaa xalay stichting Kardo Ay qabatay shir ay ka soo qeyb galeen dhamaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool wadanka Nederland.

Waxaana ka barta iyo kuwa ka shaqeeysta wadanka oo isugu jira gabdho iyo wiilal.

Hadana ujeedada shirkaas loo qabtayna waxay tahay in dhalinyarada Somaaliyeed ee wax ku bartay wadankan kuna nool siday u wada xiriiri lahaayeen
Aqoon tooda ugu faa’iideyn lahaayeen dhamaan umada Somaliyeed ee joogta wadankan Nederland iyo soomaliya kuwa ee ku nool wadankeenii hooyo.
Waxaa furitaanka ka hadkay Gudoomiyaha jaaliyada Abdikadir Ali Nuune ku dhiirigaliyey dhalinyarada in ay dadaalkooda sii kor dhiyaan. Wax muhiimana shirkan ka soo saaran.

Waxayna hay’ada Kardo balan qaaday in ay garab istaagayso dhaqaale iyo fikirba siday wax u wada qabsan lahaayeen ugana muuqan lahaayeen wadankan Nederland bulshooyinka ku nool.

Shirkan waxaa ka soo qeyb galay orid yahanka Mohamed Ali iyo ganacsadayaal iyo aqoon yahano dhalin yaro ah.

Waxaan u wada mahad celinayaa qaban qaabiyaashii kulankan xawaalada ah iyo dadkii ka soo qeyb galay.

Gudoomiyaha JaaliyadacSoomalida Nederland SFON & Lardo aid Abdikadir Ali ayaa baq udir een dhaman bulshaweynta soomaliyed. Ee kunol wadanka Nederland iyo. Waxaana uu shegay in marwaliba Ay kalmo Karagantahay heyada Kardo iyo dalada SFON

Bashiir Jiidaal Baroow
Somaliweyn Nederland