04 Oct, 2024
1 min read

Dalka Senegal oo ku guulaysatay Koobka Qaramada Afrika.

Xulka qaranka Sengal ayaa caawa ku guulaystay koobka Qaramada Afrika markii ugu horraysay tan iyo markii koobkan la billaabay 1957-kii. Waxa ay caawa garoonka Olembe stadium ee caasimadda Yaounde ee dalka Cameroon gool ku laadyo uga adkaadeen xulka Masar oo doonayay oo in ay markii siddeedaad ku guulaystaan koobkan. Waxay ahayd guul si weyn u […]

1 min read

Gudiga Doorashoyinka Somaliland oo qabanaya Doorashada HOP#240,HOP#241,HOP#263, HOP#271& HOP#205.

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Gobollada Waqooyi-Somaliland ayaa soo gudbiyay habraaca Doorashada shan kursi oo Golaha Shacabka ah kuwaas oo tirsigoodu yahay HOP#240, HOP#241, HOP#263, HOP#271 & HOP#205. Kuraasta qaar waxa ay wadaagaan Ergada Dooraneysa, waxaana maanta oo ah 7da Febaraayo 2022 la diiwaangelinayaa Ergada oo loo xareynayo tababar lagu tusayo sida Ergayga uu u […]

1 min read

Midowga Afrika oo joojiyay dooda ku saabsan in Israa’iil lagala noqdo aqoonsiga.

Maalintii xiritaanka ee shir madaxeedkan oo ka dhacey caasimadda Addis Ababa ee dalka Itoobiya, ayaa u qeyb sanaha guddoomiyaha Midowga Africa dhanka arrimaha siyaasadda, nabadda iyo ammaanka, Bankole Adeoye, wuxuu sheegay in hoggaamiye kasta oo African ah oo ku jira golaha, uu si aan gabasho laheyn u cambaareeyey isbadal kasta oo ku yimaado hab ka […]

1 min read

Golaha badbaadada Hirshabelle oo dhowaan lagu dhawaaqayo

Kulamo kala duwan oo ka dhacay dalka gudihiisa iyo dibadiisa ayna isugu yimaadeen waxgarad, siyaasiyiin horay xilal uga soo qabtay dowladihii dalka soo maray, waxgarad, dhallinyaro iyo haweenka ka soo jeeda beelaha degaanada Hirshabelle ayaa bilaabay kulamo is daba joog ah. Kulamadaan oo looga arrinsanayo aayaha gobollada hoos yimaada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa ugu dambeyn […]

1 min read

Dalalka Soomaaliya iyo Rwanda oo heshiisyo kala saxiixday.

Cabdisaciid Muuse Cali Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaloya, ayaa dhiggiisa dalka Rwanda Mudane Vincent Biruta, la saxiixday Heshiis Is-afgarad ah oo dhinac socday Shirweynaha Midowga Afrika ee ka dhacaya magaalada Addis Ababa. Heshiiskan Is-afgaradka ah ayaa ku saabsan horumarinta iskaashiga labada dowladood iyo xoojinta xiriirka labo geesoodka ah ee dhinacyada siyaasadda, […]

2 mins read

Cabsi dagaal oo xalay laga dareemay Beledweyne.

Magaalada Bedweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa xalay dad careysan dhagxaan ku jareen qaar ka mid ah waddooyinka Beledweyne, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Madaxweynaha Hir-Shabeelle uu ku wajahan yahay Magaaladaasi. Ciidamo ka tirsan kuwa Gorgor iyo Haramcad ayaa kusoo baxay dadkaas, iyaga oo furay waddooyinkii la xiray, waxaana sidoo kale jiray […]

1 min read

Ciidamada Galmudug oo Howlgal dad lagu qabqabtay ka sameeyay Gaalkacyo.

Booliska Maamulka Galmudug oo ay wehlinayeen kuwa NISA ayaa xalay howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen Xaafado katirsan Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Ciidamada oo watay Gaadiidka dagaalka ayaa bartilmaameedaaday Guryo gaar ah, sidoo kalena baaritaano ku sameeynayay Gaadiidka noocyadiisa kala duwan ee isticmaalayay waddooyinka Koonfurta Magaalada Gaalkacyo. Saraakiisha Ciidamada Booliska Gaalkacyo ee […]