20 May, 2024
7 mins read

Toddobo ciyaartoy oo iyagoo laga samray kusoo laabtay kubbadda kaddibna wacdaro dhigay

Hal sano ka hor, 12-kii bishii Juun ee sanadkii 2021-kii ayay ahayd markii uu Christian Eriksen miyir beelay kaddib markii xanuun dhanka wadnaha ah uu kusoo booday, waxaana garoonka looga saaray bareelle. Waxa uu ciyaartoygan si lama filaan ah istaagga uga dhacay xilli ay socotay ciyaar ay xulkiisa qaranka ee Denmar la yeesheen xulka qaranka […]

1 min read

Neymar Jr oo qarka u saaran in xabsi loo taxaabo bil kahor koobka adduunka.

Muddo sagaal sano ah kaddib markii uu Naymar uu Brazil kaga soo biiray Barcelona, waxaa uu haatan wajahayaa eedeymo la xiriira wax is daba marino ku gedaaman suuqa kala iibsiga. Xiddigan ree Brazil oo haatan u dheela kooxda Paris Saint-Germain, ayaa lagu heystaa eedeymo la xiriira khiyaano iyo musuq-maasuq. Maxkamadeyntiisa ayaa lagu wadaa inay bilaabato […]

4 mins read

Mane :Laacibka ka soo jeeda qoyska imaamyada ah oo mar kale guul taariikhi ah gaaray.

Sadio Mane ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga ugu fiican qaaradda Afrika sanadkii tagay. Mane waxaa kula tartamay abaalmarintan laacibka reer Masar ee Maxamed Saalax iyo goolhayaha ay isku qaranka yihiin ee Edouard Mendy oo sidoo kale u cayaara kooxda Chelsea. Mane ayaa dhawaan ku biiray Bayern Munich kaddib markii uu ka tagay naadiga Liverpool oo […]

1 min read

Guddoomiyaha XSKC oo u ambabaxay dalka morocco.

Guddoomiyaha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa u ambabaxay magaalada rabat, ee dalka morocco, halkaas oo uu kaga qeyb geli doono xaflada abaal-marinta Kubadda cagta Afrika. Guddoomiye Cali Cabdi Maxamed ayaa marti qaad ka helay madaxweynaha xiriirka kubadda cagta Afrika Patrice Motsepe. Guddoomiyaha inta uu ku suganyahay dalka Morocco Waxaa uu […]

2 mins read

Wiilka Soomaaliga ah ee kaalinta 3-aad ka galay Orodka Adduunka maanta.

Bashiir Cabdi, waxa uu dhashay sannadkii 1989 bishii bishii Feebraayo, isaga oo ku dhashay magaalada Ceel Afweyn, ee gobolka sanaag, Somaliland. Waxa uu u ordaa dalka Biljam, waxaana uu caan ku yahay orodka dheer. Wuxuu ka qayb galay 10,000m orodka ah oo dhacayey sannadkii 2014 horyaalada ciyaaraha fudud ee Yurub. Ciyaarihii Olombikada ee Rio de […]

1 min read

Tababaraha cusub ee Manchester United oo galabta wacadaro dhigay.

Erik ten Hag ayaa ku raaxaystay bilowga guusha isagoo ah tababaraha Manchester United isagoo seddex gool dhaliyay qeybtii hore ee ciyaarta markii ay 4-0 kaga badiyeen kooxda ay xafiiltamaan ee Liverpool. Ciyaartan saaxiibtinimo ayaa ka dhacday magaalada ee Bangkok ee Thailand. Jadon Sancho ayaa goolasha daah furay ka hor inta aanu Fred iyo Anthony Martial […]

1 min read

Wararka suuqa iyo kala iibsiga ciyaartooyda ee Yurub.

Madaxa fulinta kooxda Manchester United, Richard Arnold, iyo aggaasimaha farsamada, John Murtough, ayaa kusugan magaalada Barcelona, si ay u dhameystiraan saxiixa xiddiga Khadka dhexe ee reer Holland, Frenkie de Jong, oo dadiisu tahay 25 sano jir. Ciyaaryahanka Khadka dhexe ee kooxda Leicester city, iyo xulka qaranka Belgium-ka, Youri Tielemans, oo 25 jir ah, iyo ciyaar […]

1 min read

Tababaraha Manchester United Eric Ten Hag “Cristiano Ronaldo iib ma ahan…”.

Si loo beeniyo wararka xanta ah, tababaraha Manchester United Eric Ten Hag ayaa xaqiijiyay maanta oo isniin ah in Cristiano Ronaldo uusan iib ahayn, xilli ay soo baxayeen warar sheegaya in xiddigu uu ka tagayo kooxda. Warkaan ayaa ku faafay maqnaanshiyaha Ronaldo ee garoonka, maadaama uusan la safrin asxaabtiisa Jimcihii “dhibaatado dhanka qoyska” ah awgeed, […]