27 Apr, 2024
1 min read

Dalka Senegal oo ku guulaysatay Koobka Qaramada Afrika.

Xulka qaranka Sengal ayaa caawa ku guulaystay koobka Qaramada Afrika markii ugu horraysay tan iyo markii koobkan la billaabay 1957-kii. Waxa ay caawa garoonka Olembe stadium ee caasimadda Yaounde ee dalka Cameroon gool ku laadyo uga adkaadeen xulka Masar oo doonayay oo in ay markii siddeedaad ku guulaystaan koobkan. Waxay ahayd guul si weyn u […]

2 mins read

Soomaaliya oo hoggaamineysa 8 Dal oo aan weligood ka gudbin Is reeb-reebka Koobka Qaramada Afrika.

Qaaradda Afrika waxa ay ka kooban tahay 54 Dal, labadii sano mar ayaa la qabtaa Koobka Qaramada oo ay isreeb-reeb u maraan Xulalka dhaca Jihooyinka kala duwan oo ugu dambeyn waddan kamid ah uu qaado Koobkaas. Waddamada qaar waxa ay kusoo haraan isreeb-reebka, qayb kale Guruubyada halka ilaa labada ugu dambeysa ee mid kamid ah xulalkaas […]

1 min read

Somali FA congress sacks president, installs senior VP as acting president.

Somali Football Federation extra ordinary congress held in Mogadishu on Monday unanimously approved the dismissal of former president Abdiqani Said Arab, while installing Ali Abdi Mohamed, to lead the federation as acting president until next election congress due by the end of the year. Mr. Mohamed has been serving as Somali FA’s senior vice president […]

1 min read

Cristiano Ronaldo oo osagoo jooga Dubai ku guuleystay abaal marin caalami ah

Cristiano Ronaldo ayaa ku guulaystay abaal marinta gooldhaliyihii ugu fiicnaa abid ee Globe Soccer ee Dubai Expo 2020 galabnimadii jimcaha. Ronaldo ayaa wadar ahaan dhaliyay 801 gool intii uu ku jiray xirfadiisa ciyaareed – isagoo shabaqa soo taabtay Sporting Lisbon, Manchester United, Real Madrid, Juventus iyo Portugal. Xiddiga Manchester United ayaa loo gacan galiyay gong […]